Home / CAYAARAHA / Rasmi: AC Milan oo Heshiis lagaartay Samu Castillejo…

Rasmi: AC Milan oo Heshiis lagaartay Samu Castillejo…

Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa lacadeeyey in ay heshiis lagaartay Weeraryahanka dalka Spain ee u Cayaara kooxda Villarreal amu Castillejo,kaas oo dhawaan soo gaari doona Magaalada Milano.

amu Castillejo ayaa lasheegayaa in ay AC Milan ku badalan doonaan Weeraryahanka dalka Colombia ee Carlos Bacca kaas oo ay ku dari doonaan lacag.

Naadiga Rossoneri ayaa lasheegayaa in ay Villarreal siin doonto aduun lacageed gaaraya €18m oo lagu daray Carlos Bacca,balse marka hore waxaa heshiiska laga dhigay in uu amaah ugu Cayaari doono Naadiga Talyaaniga oo diidan in markale laganaao hadii ay lacag badan ku soo qaataan Cayaartoy Cusub.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*