Home / CAYAARAHA / Kulamada Galabta illaa Caawa laga Daawan Doono Horyaallada England, Italy, iyo Spain, iyo Saacadaha ay Soo Dhici Doonaan

Kulamada Galabta illaa Caawa laga Daawan Doono Horyaallada England, Italy, iyo Spain, iyo Saacadaha ay Soo Dhici Doonaan

Horyaalka Premier League-ga ayaa laga ciyaari doonaa illaa 6 kullan, isagoo geli doona toddobaadkiisii labaad.

Cardiff City vs Newcastle United- 14:30.

Everton vs Southampton- 17:00.

Leicester City vs Wolverhampton Wanderes- 17:00.

Tottenham Hotspur vs Fulham- 17:00.

West Ham United vs AFC Bournemouth- 17:00.

Chelsea vs Arsenal- 19:30.

Horyaalka dalka Italy ayaa kullamadiisa toddobaadka koowaad caawa daaha laga rogi doonaa waxaana laga ciyaari doona laba kullan.

Chievo Verona vs Juventus- 19:00.

S.S Lazio vs S.S.C Napoli- 21:30.

La Liga dalka Spain oo xalay daaha laga rogay ayaa maanta illaa caawa kullamo laga ciyaari doonaa, waxaana la baasan doonaa saddex kullan.

Celta Vigo vs Espanyol- 19:15.

Villarreal ve Real Sociedad- 21:30.

Barcelona vs Alaves- 23:15.

Dalkq France ayaa isna horyaalkiisa Ligue 1 waxaa la ciyaari doonaa kullamada toddobaadka labaad.

Guingamp vs PSG- 18:00.

Ameins vs Montepiller- 21:00.

Caen vs Nice- 21:00.

Dijon vs Nantes- 21: 00.

Monaco vs Lille- 21: 00.

Rennes vs Angers- 21:00.

Dhammaan saacadaha ay ciyaaraha soo dhici doonaan, waxan ku cabirnay xilliga geeska Africa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*