Home / CAYAARAHA / Tababaraha Kooxda Sassuolo Oo Farta Kufiiqay Kooxda Juventus Kula Dagaalami Karta Serie A Xilli Ciyaareedkan.

Tababaraha Kooxda Sassuolo Oo Farta Kufiiqay Kooxda Juventus Kula Dagaalami Karta Serie A Xilli Ciyaareedkan.

Macallinka kooxda kubadda cagta Sassuolo ninka lagu magacaabo Roberto De Zarbi ayaa aaminsan in kooxda sida dhabta ah horyaalka Juventus ugu qabsan karta xilli ciyaareedkan ay tahay Inter Milan inkasta, oo ay kooxdiisu guul darro 1-0 ah dusha usaartay habeennimadii axadda.

Neraazzuri ayaa lakulantay 7-guul darro kadib 8-kulan oo ay laciyaartay Sassoulo oo ay kujiro guul darraddi ay lakulantay kulankii daahfurka u xilli ciyaareedka Serie A ee xagaagan.

“Tani waa kubadda cagta bisha August si aad aah uma aqrin kartid natiijooyinka qaar.” ayuu De Zerbi udheegay Gazetta dello Sport.

“Inkasta oo ay guul darro kala kulmeen kooxdayda, Inter Milan waa kooxda saxda ah ee Juventus kula dagaallami karta horyaalka. Nerazzuri waxa ay samayn kartaa wax kawayn wax ay samay karaan Roma iyo Napoli.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*