Home / CAYAARAHA / Tababare Jurgen Klopp Oo Kahadlay Haddi Ay Kooxdiisu Xidig Kusoo Iibsan Lahayd Lacagtii Ay PSG Ku Iibsatay Nemer.

Tababare Jurgen Klopp Oo Kahadlay Haddi Ay Kooxdiisu Xidig Kusoo Iibsan Lahayd Lacagtii Ay PSG Ku Iibsatay Nemer.

Tababare Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxdiisu aysan ciyaaryahan kusoo qaadan lahayd lacagti Neymer uu PSG ugu biiray xagaagi hore markaas oo uu 222-malyan oo Euro uu uga soo dhaqaaqay Barcelona xagaagi hire.

Liverpool ayaa xagagan suuqa Ku qarash garaysay 180-malyan oo gani balse Klopp ayaa meesha kasaaray in kooxdiisu ay lacag caqli kafooq ah kusoo qaadanayso hal ciyaartooy.

Mar wax laga waydiiyay haddii milkiilayaasha kooxda Liverpool ee Feway Sports Group ay xidig kooxda ugubsoo iibin lahaaayenlacag lamid ah tii Neymer uu PSG kuyimid Klopp ayaa seddex jeer kusoo celiyay “No Chance” oo macanheedu yahay inaysan wax fursad u ah bixinta lacagtaas oo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*