Home / CAYAARAHA / Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

kulama xiisa badan ayaa laga cayaari doonaa tartanka degmooyinka gobalka banaadir.

galabta waxaa wada cayaari doona kulanka koowaad karoonka Jaamacadaha

waxayna kawada tirsanyihiin labadan degmo Group B

W. Nabadda Vs Shibis 15:30pm Jaamacadda

kulanka kale waxaa uu dhax mari doonaa

Dayniile Vs Kaaran 15:30pm Banaadir

waxayna kawada tirsan yihiin  labad degmo Group C

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*