Home / CAYAARAHA / Liverpool oo garaacday Liecester City xili goolhaye Alisson uu sameeyay Qalad

Liverpool oo garaacday Liecester City xili goolhaye Alisson uu sameeyay Qalad

Naadiga Liverpool ayaa xagaagan ku bilaabatay qaab awood leh horyaalka Premier League iyagoo adkaaday afarta dheel ee ugu horreysa kaddib markii ay 2-1 ku garaaceen dhigeeda Liecester

Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 2-0 oo ku hogaamineysay kooxda reds waxaana goolka kowaad u daah furay Sedo mane markii cayaartu socotay 10 daqiiqo.

Goolka labaad ayay Liverpool heshay daqiiqadii ugu dambeysay qeybta kowaad waxaan u dhaliyay laacib Roberto Firmino.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe Liecester City ayaa la timid goolka qura ay cayaarta ka heleen waxaa shaqaba u gaaray laacibka Rachid Ghezzal o caawin ka helay Kelechi Iheanacho kaddib kubbad uu qalday goolhayaha Liverpool Alisson.

Guushan ayaa la minco ah in Liverpool ay adkaatay markii ugu horreeysay horyaalka afarta kulan ee ugu horreeysa tan iyo 1990-91dii.

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa dheeshay gaari waayay goolka waxaana lagu badalay Xherdan Shaqiri dheesha uu ka dhiman 20 daqiiqo.

Naadiga liecester ayaa dhankooda dhawr jeer isku dayay fursado goolka kaa balse uma saamixin in ay helaan barbaraha dheesha.

Sadio Mane jumps for joy after handing Liverpool an early lead in their Premier League contest with Leicester City

Man celebrates with team-mates Georginio Wijnaldum (left) and Roberto Firmino (right) after opening the scoring

Sadio Mane fires Liverpool into a 10th minute lead as they take command of the fixture at the King Power Stadium

Defender Virgil van Dijk congratulates Mane on scoring the opening goal of the afternoon in the East Midlands

Roberto Firmino, hidden among a group of Leicester players, heads home Liverpool's second goal just before half-time

Firmino and Sadio Mane show off their dance moves after the Brazilian scored Liverpool's second goal of the afternoon

Liverpool celebrate doubling their lead through Firmino just before the interval as they breached Leicester's defence again

Liverpool goalkeeper Alisson cuts a dejected figure after making the error that led to Rachid Ghezzal scoring for Leicester

The Liverpool goalkeeper was tackled by Kelechi Iheanacho after trying to turn the striker and fell to the ground 

Ghezzal scores from six yards into an empty goal after Alisson was robbed of the ball and was left stranded

Alisson reacted furiously to his mistake by thumping the post as Liverpool's lead was halved following his mistake

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*