Home / CAYAARAHA / Shaxda Rasmiga ah Ee Kulanka Leicester City vs Liverpool

Shaxda Rasmiga ah Ee Kulanka Leicester City vs Liverpool

Kooxaha Leicester City iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Klopp ayaa keydka dhigay Naby Keita oo ku soo bilowday 3-dii kulan ee ugu horeeyay Premier League xiliciyaareed kaan.

Wuxuuna badalkiisa soo safay kabtan Jordan Henderson, Lallana iyo Shaqiri ayaa iyaguna markale ku soo bilowday keydka, Fabinho ayaana gabi ahaanba ka maqan shaxda Liverpool.

Shaxda Leicester City vs Liverpool:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*