Home / CAYAARAHA / Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Maanta oo Talaado ah waxaan  la ciyaari doona laba kulan  waxaana ballansan  degmooyinka  Warta Nabadda  iyo Xamar Jab Jab oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo  Hodan Vs  Shibis oo Garoonka Banaadir  foodda isku dari doona.

Guruubkaan ayaa galabta la soo gaba gabayn doonaa, walina ma cadda degmadii kaalinta koowaad ku soo bixi lahayd.

Shibis waxa ay xaqiijisay in ay soo baxday, waxa ayna galabta la ciyaaraysaa Hodan oo ka ordaysa in ay ka harto koobkaan.

Warta Nabadda ayaa sidoo kale wajahaysa Xamar Jab Jab.

Rajada kooxda Ex Wardhiigley ayaa ku xiran in laga badiyo Hodan, iyana ay ku badiso wax ka badan Saddex gool.

Gruop B

# Team Name MP W L D F A GD Pts
1 SHIBIS 2 2 0 0 3 0 3 6
2 HODAN 2 1 0 1 3 2 1 4
3 WARTA NABADA 2 0 1 1 1 3 -2 1
4 X.JAB JAB 2 0 2 0 1 3 -2 0

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*