Home / ARIMAHA BULSHADA / 32 jir doob ah, oo dunida ka yaabisay kadib Markii ay dhigatay xaflad aroos iskeeda ah.!

32 jir doob ah, oo dunida ka yaabisay kadib Markii ay dhigatay xaflad aroos iskeeda ah.!

Lulu Jemimah, ayaa qadatay go’aan la yaab leh kadib markii ay waalidiinteda ka bad badiyeen su’aal ah gorma ayad guursane? iyo waxyaabo kale aysan jecleysan.

Waa ardayda ka tirsan jaamacadda Oxford horayna u so qabatay shaqooyin kala duwan, waxay casuumtay saaxiibadeda iyo qaar ka mid ah qoyskeda, waxay dhigatay xaflad aroos ayado so xiratay dharka caruusada e taajka ah.

Farxad ayaa ka muuqtaya wajigeed, waa bilaa nin ayada ayaa is guursatay! sida ay sheegtay qudbad ay u jeedisay ka so qeyb galayaasha xafladeda guurka. Sido kale waxay qirtay in ay waalidinted ay ka welwalen go’anka ay qadatay.

£2 pound kaliyah ayaa ugu baxday oo ay taxi ku so raacday si ay u timaado goobta xaflada inta kale saaxibadeed ayaa ka caawiyeen hadiyado badan u keenen.!

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*