Home / WARARKA DALKA / C/llaahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

C/llaahi Sheekh Xasan oo loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

C/llaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa loo magacaabay Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, kadib qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*