Home / WARARKA DALKA / Axmed Baasto oo magacaabay Gole Wasiir oo ka kooban 11 wasaaradood

Axmed Baasto oo magacaabay Gole Wasiir oo ka kooban 11 wasaaradood

Wareegto ka soo baxday  xafiiska Axmed Maxamuud Xasan (Baasto) oo dhawaan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ee ku sugan Cadaado ay u doorteen Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu magacaabay Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada.

Wareegtadan ayaa lagu sheegay in lagala tashaday Madaxweyen ku xigeenka maamulka Galmudug.

Wasiirada la magacaabay ayaa tiradooda waxaa ay gaarayaan 11 Mudane oo dhamaantood ah rag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*