Home / CAYAARAHA / RASMI: Calaudio Renier Oo Dib Uga shaqa Bilaabaya premier League.

RASMI: Calaudio Renier Oo Dib Uga shaqa Bilaabaya premier League.

Tababarahan heerka caalam ee reer talyaani oo lagu xasuustobguushii taariikhiga ahayd ee uu gaarsiiyay kooxda Liecester City marlaas oo uu si layaab leh ugu suurta galiyay in ayqaaddo Premier League.

Rinieri ayaana shaqa la’aan ahaa tan iyo markii laga cayriyay shaqada kooxda Liecester isaga oo mar lala xiriiriyay in uu tababare u noqon karo Arsenal.

Si kastaba ha ahaatee, sida ay boggeeda Twitter-ka ku shaacisay kooxda dhawaan soo dallacday ee Fulham ayaa iska cayrisay tababareheedi Slavisa Jokanovic.

Halka ay si rasmi ah tababaraheeda ugu caleema saartay tababarihii hore ee Liecester City Caludio Rinieri kaas oo la wareegi doono booska uu banneeyay Jokanovic.

Waxa ay cid walbaahi isha ku hayn doonto ayaa haddii tababare Rinieri uu markale si layaab leh horyaalka Premier Leagu u gayn garoon lama filaan ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*