Home / CAYAARAHA / Hordhac: Liveroool Vs Manchester United, Safafka Macquulka Iyo Xidigaha ka Maqan Labada Dhinac.

Hordhac: Liveroool Vs Manchester United, Safafka Macquulka Iyo Xidigaha ka Maqan Labada Dhinac.

Kooxaha Kubadda cagta ee Liverpool Iyo Manchester United ayaa Ku wada balansan kulan ka tirsan Epl-ka.

Liverpool Ayaa caawa dhibaato dhanka daafaca ka cabsi qabto maadaama ay dhaawacyo kaga maqan yihiin Matib Iyo Gomez kubaasoo seegi doona kulanka Fiidka soo dhici doona.

Lovern ayaa fursad u heli doona in uu daafaca dhexe kula soo bilaawdo Van Dijk kasoo ah mar walba ciyaariyahanka hogaamiyo daafaca kooxda Liverpool.

Dhanka kale Man United ayaa iyana caawa waayi doonta dhowr ciyaartooy oo ka mid kubeeda liiska koowaad waxaana qeyb ka ah Smalling iyo Rojo kubaasoo dhaawacyo qaba.

Image result for Liverpool Vs Manchester United

Caawa waxaa u diyaarsan kooxsa United xidigo oo ay ka mid yihiin Lingard, Rashford Iyo Fallaini.

Safka Macquulka Kooxda Liverpool: Alisson; Milner, Lovren, Van Dijk, Robertson; Wijnaldum, Fabinho, Keita; Salah, Firmino, Mane

Safka Macquulka Kooxd Man United: De Gea; Young, Bailly, Jones, Shaw; Herrera, Fellaini, Matic; Lingard, Lukaku, Rashford

Ogeysiiska Kulanka:

Kulanka: Liveroool Vs Manchester United

Saacada: 07:00pm ( xiliga geeska africa)

Garoonka: Anfeild Stadium.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*