Home / WARARKA DALKA / Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib-u-habeyn loogu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib-u-habeyn loogu sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah soo gaaray SONNA ayey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.

Halkan Hoose ka Kha Akhriso Wareegtada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*