Home / CAYAARAHA / Ozile Oo Iska Diiday In Amaah Kaga Tago Kooxda Arsenal.

Ozile Oo Iska Diiday In Amaah Kaga Tago Kooxda Arsenal.

Ciyaariyahnaka Xulka Qaranka Germany Iyo Kooxda Arsenal Ozile ayaa lagu soo waramayaa in uu gabi ahaanba diiday in Uu isaga Tago kooxda Arsenal Bisha Janaayo.

Laacibkaan ayaa Arsenal Fursad badan ka helin kadib imaanshiyahii Macalin Emry kasoo kursiga keedka dhigay Xidigaan.

Ozile ayaa ah Xidiga Uga Mushaarka Badan kooxda Arsenal Waxa uuna Ku qanacsan yahay qarashaadka Faraha Badan ee uu ka helo Emarites Stadium.

Ozile aya ala Rajeynaye in uu Janaayo Ka Tago Arsenal Balse waxa uu si rasmi ah u cadeeyay in uusan rabin ka tagista kooxda Arsenal

” waxan doonayaa in aan halkaan sii hoogo ilaa dhamaadka Xilli ciyaareedka, wax walbo ayaa isbadali doona waana Hubaa”

Arsenal ayaa caawa La Ciyaari doonta kooxda Fulham Kulan Ka Tirsan Eplka Ozile qeyb ayuu ka yahay xidigaha u diyaarsan kulankaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*