Home / CAYAARAHA / Diego Costa Oo Ku Soo Labanaayo Kooxda Chelsea Iyo Peter Crouch oo Talo Fiican Siiyay Kooxda Chelsea.

Diego Costa Oo Ku Soo Labanaayo Kooxda Chelsea Iyo Peter Crouch oo Talo Fiican Siiyay Kooxda Chelsea.

Kooxda Kubada Cagta Ee Chelsea ayaa ku raad joogta qaabki kula soo saxiixan lahaayeen weerar yahan ka samata bixin kara dhibaatada kooxdooda ka heesata dhanka dhaliska.

Higuan iyo Benzema ayaa ah haatan xidigaha lala xiriirinaayo kubaas haatan kooxohooda ku fashilmay oo goolal dhalin la,  Blues ayaa doneysa badalka dhabta ah ee Morata Iyagoo wax badan ku wareeray dooqooda ku aadan qaabka ay weerar yahaan ku heli lahaayeen bartama Xilli ciyaareedka.

Eden Hazard ayaa xidiga ugu goolasha badan kooxda Chelsea Xilli ciyaareedkaa kasoo dhaliyay 10-gool,  Wiilka be;gium-ka ma ahan xidig weerarka tooska ah ka ciyaara hadana dadaalo badan ayuu ugu jiraa qaabki uu guulo ku gaarsiin lahaa kooxdiisa halka Weerar yahanada kooxda Blues ay gabeen shqadooda iyo waajibkii dhaliska ka saaranaa.

Peter Crouch oo ah weerar yahan waqti badan ka ciyaarayay Horylaaka England Ayaa Si adag ula Taliyay kooxda uu hogaamiyo Sarri isagoona farta ugu fiiqay xidiga ku haboon kooxda Blues Una Sheegay soo ceshashada Diego Costa Ay Tahay wadad kaliya ee Chelsea kaga samata bixi karto dhibaatada heesata.

“Chelsea waxay dhalisay goolal ka yar inta ay dhaliyeen lixda koox ee ugu waaweyn horyaalka” Peter Crouch ayaa sidaas u sheegay Daily Mail.

“Dib ugu laabo 38-kulan ee horyaalka kuguma filna 21-kulan si aad ugu guuleesato horyaalka, qaab daafacaaga oo wanaagsan waxba ma tareeyso ee waxaa loo bahan yahan yahy weerar”

” Waxaad u bahan tahay ciyaariyahan dhalain kara xili ciyaareedkii wax ka badan 30-gool waxaana wanaagsan in aad heysato ciyartooy sida Harry Kane, Mo Salah or Sergio Aguero kubaasoo wax badan ku wanaagsan dhanka dhaliska”

“dib aan u celin waqti yar ka hor maskaxdeedana waxay haaysteen Diego Costa kasoo aan caadi ahayn awoodiisa, hadda waxa ay la hadlayaa Higuan iyo Benzema kubaas oo aan ka ag dhaweyn midka ay iska iibiyeen, waxan kula talin lahaa in ay soo qaataan Diego Costa kasoo dabooli kara dhibka haatan heysta” ayuu u sheegay Daily Mail Peter Crouch.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*