Home / CAYAARAHA / Kuma Jiraan Ronaldo, Hazard Iyo Pogba, Waa Kuma Liiska Ciyaartooyda Ugu Qaalisan Xiligaan Kubada Cagta.

Kuma Jiraan Ronaldo, Hazard Iyo Pogba, Waa Kuma Liiska Ciyaartooyda Ugu Qaalisan Xiligaan Kubada Cagta.

Shabakd CIES Football Observatory ayaa sii deysay 10-ciyaaryahan janaury 2019 ugu qaalisan suuqa kubada cagta dunida

warbixntan way ka madax banan tahay xidigaha qandraska kooxdooda mar dhaw dhacayo Tusaale Hadii Ciyaariyahanka Hishiiskiisa Ka Harsan Tahay wax Ka Yar Labo sano Laguma qiimeyn Karo Lacago Badan.

Sida Caadiga ah Kubada Cagta waxaa ugu qaalisan Neymar Balse Qiimeyntaan la Soo Saaray waxaa Hogaaminaayo Mbeppe Oo Psg Ka Tirsan Halka Ronaldo Uusan Gabi Ahaanba Ka Mid ahayn 10-ka Xidig Ugu Qaalisan Kubada Cagta.

1- Kylian Mbeppe Psg 218.4m oo euro
2- Harry Kane Tottenham 200.3m oo euro
3- Neymar psg 197.1m oo euro
4- Raheem Sterling Man city 185.5m oo euro
5- Mohamed Salah Liverpool 184.4m oo euro
6- Paulo Dybala Juventus 171.9m oo euro
7- Lionel Messi Barcelona 171.2m oo euro
8- Romelo Lukaku Man United 162m oo euro
9- Philippe Coutinho Barcelona 157m oo euro
10- Leroy Sane Man city 156.1m oo euro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*