Home / CAYAARAHA / RASMI: Kooxda Marseille Oo Soo Banhdigtay Saxiixeeda Cusub Ee Mario Balotelli.

RASMI: Kooxda Marseille Oo Soo Banhdigtay Saxiixeeda Cusub Ee Mario Balotelli.

Weeraryahankii hore ee AC Milan Mario Balotelli ayaa waqtigan si rasmi ah ugu soo dhaqaaqay kooxda Marseille.

Balotelli ayaa u xiran doona kooxda ka ciyaarta Ligue 1 lambarka 9-aad, oo ah mid uu caan ku yahay.

Xidigan ku guulaystay Premier League ayaa 6-bilood oo amaah ah uga soo tagay kooxda Nice ee ka ciyaarta horyaalka France.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*