Home / CAYAARAHA / Bentize Oo Burburiyay Pep, City Ayaa Qasaaro La Kulantay ciyaartii Ay La Ciyaareen Newscastle.

Bentize Oo Burburiyay Pep, City Ayaa Qasaaro La Kulantay ciyaartii Ay La Ciyaareen Newscastle.

Bilaawgii Ciyaarta Marki La Baasay Durba waxaa hogaanka la wareegtay kooxda Man City.

Kaliya 20-ilbiriqsi ayay Ku Qaadatay Aguero in uu dhaliyo Goolka Koowaad ee ciyaarta.

Qeebti Hore Waxaa Lagu Kala Nastay 1-0 oo ay ku hogaamineeso Man City.

Qeebta labaad ayaa si Furan Ku Bilaawatay oo Labada Kooxba waxa ay la haayeen Rajo Guuleed.

Daqiiqadii 66-aad waxaa Ciyaarta Barbaro Ka Dhigay S. Rondon oo rajada Kooxdiisa soo Nooleeyay.

Sheekada ayaa Sii Kululaatay oo City waxa ay Bilaabeen weeraro Adag Oo Ay Ku Doonayaan In ay Markale Hogaan Ku Soo Ceshtan Balse Ma aysan Dhicin.

Daqiiqadii 80-aad waxaa City walaac ku sii Badiyay M. Ritchie kadib Rigoore loo Dhigay Uu Gool U sarifay.

Ciyaarta ayaa Ku soo Idlaatay 2-1 oo ay guusha ku qaadatay Newcastle United.

City ayaa haatan Kasii Rajo Beelaya qaadista Horyaalka Eplka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*