Home / CAYAARAHA / FT: Man City Oo Ku Tumatay Arsenal Ciyaar Uu Aguero Go’aamiyay.

FT: Man City Oo Ku Tumatay Arsenal Ciyaar Uu Aguero Go’aamiyay.

Qeebtii Hore Ee Ciyaarta waxa ay Ku Bilaabatay Si Xiiso leh maadaama Ay Labada Kooxba Dar Dar Ku Bilaawdeen.

Bandhiga Ciyaarta waxaa Daah Furay Aguero Daqiiqadii 1-aad  Ee Ciyaarata.

Balse Arsenal ayaa ciyaarta waxaa u soo Barbareeyay L. Koscielny daqiiqadii 11-aad.

Balse Aguero ayaa ciyaarta 2-1 ka dhigay inta aan lakala Nasan Qeebta Hore ee Ciyaarta.

Markii dib la isugu soo Laabtay Aguero Ayaa Goolkiisii sedaxaad Ka Dhaliyay Arsenal waxa ayna Sheekada Noqotay 3-1.

Ciyaarta ayaa ku Soo Idlaatay 3-1 Oo ay guusha ku raacday City.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*