Home / CAYAARAHA / Real Madrid oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Real Valladolid xili lagu wado in isbuucaan dhexdiisa shaqada macalinimo u magacaabaan Jose Mourinho.

Real Madrid oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Real Valladolid xili lagu wado in isbuucaan dhexdiisa shaqada macalinimo u magacaabaan Jose Mourinho.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa wadada guulaha dib ugu soo laabatay kadib isbuuc jahwareer ay wajahday ayadoo mudadaas isbuuca ah isaga hartay tartamada Horyaalka UCL iyo Cope Del Rey.

Real Madrid oo marti u aheyd kooxda Real Valladolid ayaa 1-4 kusoo xasuuqday kadib goolal ay kala dhaliyeen Varane, Modric iyo labo gool uu dhaliyay Banzema.

Guushaan ayaa kusoo aadeyso xili Real Madrid lagu wado in isbuucaan gudihiisa macalin u magacwodo macalinkoodii hore ee Jose Mourinho kaasoo qudhiisa dhamaadkii sanadkii hore laga ceyriyay shaqada kooxda Manchester United.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*