Home / CAYAARAHA / Wax ka ogaaw 10-ka cayaaryahan ee u istaageen taageerayaal aan kooxdooda ahayn bandhig heer sare ay sameeyeen awgeed

Wax ka ogaaw 10-ka cayaaryahan ee u istaageen taageerayaal aan kooxdooda ahayn bandhig heer sare ay sameeyeen awgeed

Lionel Messi ayaa todobaadkan sedexleey ka dhaliyay kooxda Real Betis kulan ka tirsanaa La Liga oo ay Barcelona 4-1 guusha ku qaadatay sidoo kalena Leo waxaa u istaageen taageerayaasha kooxda Betis ee garoonka Benito Villamarin usoo daawasho tageen.

Haddaba shabakada Marca waxaan kasoo xiganay 10-cayaaryahan oo ay dhacday inay u istaageen taageerayaal aan kooxdooda ahayn bandhig heer sare ay sameeyeen awgeed:

Maradona: Real Madrid 2-2 Barcelona (1982/83, Copa de la Liga).

Ronaldo: Manchester United 4-3 Real Madrid (2002/03, Champions League)

Ronaldinho: Real Madrid 0-3 Barcelona (2005/06, LaLiga Santander)

Del Piero: Real Madrid 0-2 Juventus (2008/09, Champions League)

Messi: Atletico Madrid 1-3 Barcelona (2008/09, Copa del Rey)

Iniesta: Espanyol 1-5 Barcelona (2010/11, LaLiga Santander)

Xavi: Athletic Club 2-5 Barcelona (2014/15, LaLiga Santander)

Totti: Real Madrid 2-0 Roma (16/17, Champions League)

Cristiano: Juventus 0-3 Real Madrid (17/18, Champions League)

Messi: Real Betis 1-4 Barcelona (2018/19, LaLiga Santander)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*