Home / Author Archives: Daariq Cali Macoow

Author Archives: Daariq Cali Macoow

Muxuu Ku Soo Idlaaday Kulanka Galabta Hodan Iyo X Weyne

Hodan ayaa u soo gudubtay afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay 3-2 uga adkaatay Xamar Wayne. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineyso Hodan. Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee dheesha Hodan ayaa la timid goolka saddexaad, halka ay Xamar Wayne heshay gool aan waxba u tarin maadaama looga ...

Read More »

Tababaraha Xulka England Ee Gareth Southgate Oo Qaab Siyaasadaysan Boos Ugaga Raadinaya Manchester United Da’yarka Marcus Rashford Xilli Uu Si Layaab Leh Ula Bar-Bardhigay Cristiano Ronaldo Iyo Harry Kane.

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa u muuqda mid qaab siyaasadaysan boos ugu doonaya da’yarka xulkiisa ee Marcus Rashford isagoo isku dayay inuu si dadban Jose Mourinho boos ugaga baneeyo shaxdiisa da’yarkan mustaqbalka weyn kuleh kubadda cagta. Rashford ayaa wali ku dhibtoonaya inuu qanciyo tababarihiisa Man United ee Mourinho isaga oo inta badan keyd ka ah shaxda Red ...

Read More »

Guddoomiyihii Baarlamaanka Galmudug oo xilka laga qaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in kulan ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka ay xilka kaga qaadeen Guddoomiyihii Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir. Kulankan ayaa waxaa soo xaadirtay illaa 147 Xildhibaan, waxaana xilka ka qaaday Guddoomiye Cali Gacal Casir illaa 146 Mudane, halka hal xildhibaan uu ka aamusay. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Musharaxiin Koofur Galbeed uu ka mid yahay Mukhtaar Roobow

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursale Sheekh C/raxmaan ayaa xalay xafiiskiisa ku qaabilay illaa todobo musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed. Kulankan oo saacado qaatay ayaa looga hadlay is bedel ka dhaca Koofur Galbeed iyo doorashada soo socota ee Madaxweynaha Koofur Galbeed oo dhici doonta bisha November ee soo socota Ilo ku dhow ...

Read More »

Natiijooyinka Kalamada Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa maanta la ciyaaray kulamo ka tirsan tartanka degmooyinka ee Gobolka Banaadir, waxaana la soo gabagabeyay Guruup-ka D, ay kuwada jireyn degmooyinka kala ah Wadajir, Cabdicasiis, Xamar weyne iyo Heliwaa, waxaa iskaga haray degmooyinka kala ah Heliwaa iyo Cabdicasiis, xili ay soo baxeyn degmooyinka kala ah Wadajir iyo Xamar Weyne. Degmooyinka kala ah Wadajir iyo Heliwaa ayaa galabta kuwada dheelay ...

Read More »

Natiijooyinka Ciyaaraha Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Dagmooyinka Hodan iyo Shibis ayaa usoo gudbay wareega sideed dhamaadka ee tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir. Waxaa wada ciyaaray Dagmooyinka X-Jajab iyo Warta Nabada kulanka ayaana kusoo dhamaday 1:1 ay kuheshiyeen labada dagmo. Labadaan dagmo ayaana ka haray tartanka dagmooyinka. Kulanka kale waxaa wada ciyaaray dagmooyinka Hodan iyo Shibis waxaana guul qaaday Dagmada Hodan ciyaar kusoo dhamaatay 2:1 . Labadaan dagmo ...

Read More »

Maxay kusoo dhamadeen kulamadii xiisaha lahaa ee tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

Waxaana la ciyaaray labo kulan oo qeeb ka ahaa tartanka dagmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Group C. Dagmooyinka Kaaraan iyo Boondheere ayaa kuwada ciyaaray garoonka koonis ciyaar kusoo dhamaatay barabaro 1:1 ah. Labada dagmo ayaa markii hore ahaa isku dhibco isku goolal sharciga koobka uyaala ayaa ah hadii labo dagmo ay sidaas noqdaan in loo sameeyo qori tuur gudaha garoonka ...

Read More »

Dagmada Dharkinley Oo Ganaax Garka Lo Galiyey

Dagmada Dharkenlay ayaa gaba ahaanba laga saaray tartanka dagmooyinka iyadoona laga ganaxay sidoo kale in sanadka danbe aysan ka soo qeeb gali karin . Ganaxan ayaa yimid sida la sheegay markii tageerayasha dagmada Dharkenly ay burburiyeen kuraasta garoonka jamacadaha . Dhibcihii kulankii shangani Iyo Dharkenlay Waxaa lagu wareejiyay dagmada shangaani oo hada rajo yeelatay halka kulanka u harsan dharkenly sedax ...

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Galabta Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir (Sawiro)

Kulan xiisa badan oo dhax maray degmooyinka wadajir iyo c/casiis ciyaar xiisa badan oo ka dhacday garoonka  koonis stadium qaybta hore 1 0 lagu kala nastay oo wadajir ku hogaaminayso qaybta danbe ciyaarta markii laysku soo laabtay wadajir ayaa gool heshay ciyaaryahan yaxye ayaa gool ka dhaliyay  isaga  galabta hatrik saxiixay  yaxye lanbar 11 degmada wadajir ayuu guulgasiyay ciyartoyda wadajir ...

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisad ka Dhalatay Dil oo ka Taagan Magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi ka taagan tahay xiisad ka dhalatay dil wiil dhalinyaro ahaa oo shalay magaaladaasi loogu geestay. Wadooyinka magaalada Baladweyne qaarkood ayaa lagu arkayaa maleeshiyaad hubeesan oo xiray wadooyinka, waxa ayna maleeshiyaadkan hubeesan ku heeb yihiin Wiilka bajaajlaha ahaa ee shalay Baladweyne lagu dilay. Maleeshiyaadka hubeesan ayaa sidoo ...

Read More »