Home / Author Archives: Maxamed Xasan Dollar

Author Archives: Maxamed Xasan Dollar

Angela Merkel Oo Xilka ka Degeysa, maxey tahay sababta..

Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel ayaa galabta ku dhawaaqday in ay ka degi doonto xilka marka la gaaro sannadka 2021, kaddib marki uu xisbigeeda ku guuldarreystay doorashooyinka gobollada ee dalka Jarmalka. Hadalkaan ayay Angela Merkel ka sheegtay shir jaraa’id oo ay maanta qabatay, iyada oo sidoo kale xaqiijisay in aysan isu soo taagi doonin xilka gudoomiyaha xisbigeeda oo ay hogaaminaysay tan ...

Read More »

CR7 Oo si xun u Weeraray Florentino Perez

 Crstiano Ronaldo ayaa weeraray Madaxwaynihiisii hore ee Real Madrid Florentino Perez kaddib wareysi furan uu siiyay jariiradda afka dheer ee France Football. Xiddiga reer Portugal ayaa sheegay in Perez uusan marna qalbiga kala hadlin isla markaana uu ka eegi jiray oo kaliya dhanka xiriirka Ganacsi. “Florentino Perez marna igama eegin dhan aan ka ahayn xiriir Ganacsi,” CR7 ayaa sidaa u ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo Si Dhab uga hadlay Sababtii uu uga soo tagay Real Madrid

Xiddiga kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa ka baxay aamusnaanta, kadib markii uu ka hadlay sababtii uu kaga dhaqaaqay kooxda Real Madrid suuqii xagaaga ee lasoo dhaafay. Hadalka Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu imaanayaa kadib guuldaradii kooxda Real Madrid kaga soo gaartay kulankii xalay El Clasico ee ka dhacay garoonka Cump Nou. “Hadii go’aankii aan kaga tagay Real Madrid uu la xiriiri ...

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland Oo Kulan la Qaatay Wakiilada QM iyo Midowga Afrika SAWIRRO

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga Afrika Ambassador Fransisco Madeira iyo xubno kale. Wafdigan ayaa shir la qaatay Axmed Madoobe iyo qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada iyadoo kulankaas diirada lagu saaray arimo kala duwan oo ay ka mid ...

Read More »