Home / ARIMAHA BULSHADA (page 2)

ARIMAHA BULSHADA

Lamaane Geeriyooday Xili Arooskooda la Galbinayay (Sawiro)

Lamaane da’yar ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa geeriyooday xili loo galbinayay gurigii ay degi lahaayeen, waxaana arooska lamaanahan oo ku bilowday farxad iyo reyn reyn kusoo dhamaaday murugo. Diyaarad nuuca Helicopterka ah oo lamaanahan oo lagu magacaabo Will Byler iyo Bailee Ackerman Byler ka qaaday xafladii arooskooda ayaa bur burtay xili ay diyaarada hawada ku jirtay. Lamaanahan geeriyooday ayaa ...

Read More »

Saddex Walaalo ah oo Hal Mar uur Qaaday

Sawirka saddex gabdhood oo xiran dhar cad oo soo jiidasho leh ayaa si wayn u qabsaday baraha bulshada ay ku kulanto. Gabdhahani oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Nigeria islamarkana imika ku nool dalka Mareykanka ayaa ah saddex gabdhood oo walaalo ah islamarkana dhamaantood ay uur leeyihiin. Sawirka Onyeka oo ah gabadha curadka ah,walasheed Chika iyo gabadha ugu yar ...

Read More »

Gabartii ugu horeysay oo Somali-Belgium ah oo ku guuleysatay golaha Deegaanka ee magaalada Leuven

Sahra Maxamed Khalif oo 21 jir ah ayaa ku guuleystay xubin golaha deegaanka ee magaalada Leuven ee dalka Belgium ka dib markii ay heshay cod gaaraya 772. Sahra oo ka sharaxneyd xisbiga u janjeera garab bidix ee loo yaqaano Belgian Socialist Party (SPA) oo ka mid ah axsaabta ugu waaweyn dalka Belgiumka. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo ...

Read More »

Labo cirbixiyeen oo ka badbaaday dayaxgacmeed cillad gashay

Labo cirbixiyeen oo u kala dhashay dalalka Ruushka iyo Maraykanka ayaa si dirqi ah ugaga soo badbaaday kadib markii dayaxgacmeed ay saarnaayeen hawada sare cillad ku qabsatay.Wararka ayaa sheegaya in cirbixiyeenadan ay ku soo badbaadeen kadib markii qalab yar oo badbaadada loogu talogalay uu dhulka ku soo celiyay.     Labada cirbixiyeen oo kala ah Alexey Oychinin oo Ruushka u ...

Read More »

32 jir doob ah, oo dunida ka yaabisay kadib Markii ay dhigatay xaflad aroos iskeeda ah.!

Lulu Jemimah, ayaa qadatay go’aan la yaab leh kadib markii ay waalidiinteda ka bad badiyeen su’aal ah gorma ayad guursane? iyo waxyaabo kale aysan jecleysan. Waa ardayda ka tirsan jaamacadda Oxford horayna u so qabatay shaqooyin kala duwan, waxay casuumtay saaxiibadeda iyo qaar ka mid ah qoyskeda, waxay dhigatay xaflad aroos ayado so xiratay dharka caruusada e taajka ah. Farxad ...

Read More »

Nin Beeraleey Afrikan ah oo abaal marin qaali ah ka helay shirkadda Facebook

Shirkada bulshada kuwada xariirto ee Facebooka ayaa shan qof oo ku nool daafaha Dunida siisay abaal marin lacageed oo qaali ah, waxaana dadkaan abaal marinta la siiyay ku jira nin beeraleey ah oo u dhashay dalka Kenya. Facebook ayaa shantan ruux midkiiba siin doonta lacag gaareysa Hal Milyan oo Dollar , abaalmarintan lacageed ayaana qeyb ka ah barnaamij ay shirkada ...

Read More »

Dilka Axmed Dowlo ee haybsooca ku salaysan oo dibadda soo dhigay waxyaabo qarsoonaa

Todobaadkii hore, magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dil aad looga naxay oo loo gaystay nin gawaarida samayn jiray oo la yiraahdo Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo). Sababta loo bartilmaameedsaday ayaa la sheegay in ay tahay wiil uu adeer u yahay oo jeclaaday gabar ka soo jeedda mid ka mid ah qabaa’ilka ku xooggan Muqdisho. Dareen kala duwan ayey dadka iyo ...

Read More »

shirkadda Facebook Oo Bilaabaysa adeeg ay Kula Tartamayso Barta YouTube

Shirkadda Facebook ayaa bilaabaysa bar lagu daawado muuqaalada guud ahaan caalamka sanad uun ka dib markii ay shirkada xarigga uga jartay dalka Mareykanka. Dad isticmaalaya bartaasi ayaa waxa ay kala xulan karaan muuqaalo kala duwan oo isugu jira kuwa cusub iyo kuwa horey loo sameeyay, waxaana u suuragalaysa in ay daawadaan muuqaalada wararka ee horey loo kaydiyay. Shirkadda ayaa qorshaynaysa ...

Read More »

Gabar qaab Matalaad lagu mehersaday iyada oon ogeyn!

Gabar 21-sano jir ah oo u dhalatay Hong Kong ayaa lagu qiyaanay matalaada ay sameeneysay, waxaana gabadha la mahersaday iyada oon ogeyn balse mooda in ay kaliya sameeneyso meher matalaad. Sheekadan gabadhan ayaa waxaa si weyn u hadal haya Warbaahinta qaarkood, waxaana gabadhan mahersaday nin aysan aqoon wax xiriir ahna aysan la samkeyn xili ay sameeneysay aroos matalaad ah. Waxa ay ...

Read More »

Sidee Ugu Guuleysankartaa Ganacsigaaga(Sawiro)

Kendra Scott waa Haweney kasoo jeeda dalka U.S.A waxa ay ka mid tahay dadka fursadaha ganacigooda ku guuleestay. Scott waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay gobolka Wisconsin, markii ay jirtay 18 sanno waxay ku biirtay jaamacad ku taalla Texas balse sannad kaddib waxay ka baxday jaamacadda si ay u raacdo wiil ay jeclayd, nolasheeda waxay kusoo hartay inay ku noolato ...

Read More »