Home / ARIMAHA BULSHADA (page 3)

ARIMAHA BULSHADA

Gabar Xaas ah Dhowr Sano Hadana Wali Bikro ah (Warbixin)

Lamaane aan la shaacin magacyadood basle u dhashay wadanka China oo mudo afar sano ah is qabay ayaa ku fashilmay in wax uur ah isku qadaan kadib madkii ay si qaldan u galmodeen. Labada Family iyo asxaabta lamaanaha ayaa aaad ugu walwalsanaa xaalad lamaanaha oo mudada dhorka sano ah wax uur isku qaadin. Liu Hongmei oo ah dhaqtarad u kuur ...

Read More »

Sheeko Gaaban Dharka Tawalka Shukaansiga Lagu Aado Daariq Iyo Gees Part 1

Read More »

SAWIRO: Wasiirad Baaskiil Ku Tagtay isbitaalkii ay ku Umuli Aheyd.

Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii ay u dhammaadeen 42 isbuuc. Julie Genter oo siyaasad ahaan ka tirsan xisbiga Green Party ayaa sheegtay in ay baaskiilka qaadatay si looga soo umuliyo sababtoo ah “Ma jirin boos ku filan oo ay ka heli ...

Read More »

Layaabka Adduunka: Baabuurta Jacaylka

Magaalada Maputo ee Caasimadda dalka Mozambique oo lagu tilmaamo kuwa ugu dib u dhacsan qaaradda Afrika iyo guud ahaan adduunku, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu liita adeega is gaadhsiinta, isu socodka iyo gaadiidka dadweynaha. Waxa magaaladan ka dhex shaqeeya gaadiid caasimaddaha dunida ee kale ka mid ah gaadiidka xamuulka, hasa yeeshee marka la joogo magaalada Maputo ee caasimadda ...

Read More »

Qoys Meydka Hooyadood Ku Mushahar Qaata

Dhacdo ku biirtay arrimaha layaabka adduunka ayaa laga soo weriyay dalka Hindiya oo isaga laftiisu ka mid ah meelaha ugu layaabka badan dunida, taas oo la xidhiidha qoys meydka hooyadood ku qarsaday gurigooda si ay mushahar ugu helaan. Sida wakaaladaha wararka dunida intooda badani ku warameen, booliska dalka Hindiya ayaa xoog ku galay, mid ka mid ah guryaha ku yaala ...

Read More »

Daawo Nin Laba Diyaaradood Ka Xoog Roonaaday

Dhacdo aad uga yaabisay adduunyada ayuu ku kacay nin u dhashay dalka Kazakhstan, kaas oo xoog u adeegsaday labo diyaaradaha qumaatiga u kaca ah, kana hor istaagay inay duulaan, waxaanu ninkan oo adeegsanaya xoogiisa ku guulaystay inuu labadaa diyaaradood duulista u diido. Ninkan oo lagu magacaabo, Sergei Tsirulnikov, sidaan hore u soo sheegnayna u dhashay dalka Kazakhstan, ayaa awooday inuu ...

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Biriishka Jacaylka Iyo Halka Uu Ku Yaalo?

Biriishka Jacaylku waa mid ka mid ah meelaha loogu dalxiiska iyo booqashada badan yahay dunida, waxaanu wakhtiyadan danbe ee isgaadhsiinta iyo xidhiidhka bulshadu sida wayn u kordhay uu noqday mid sidii hore ka caansan oo dad badani ogaadaan. Biriishkan waxa booqda malaayiin qof oo dadka Is jecel ee aduunka ku nool ah, kuwaas oo meelo aad uga durugsan uga soo ...

Read More »

Haweeney Noqoto Hooyada Ugu Da’da Weyn Adduunka

Haweenay 71-jir da’deedu tahay oo u dhalatay dalka Mexico ee koonfurta qaarada Amerika, ayaa warbaahinta uga warantay rejada ay ka qabto inay dhawaan noqon doonto, hooyada ugu da’da wayn adduunka, ka dib markii tobanaan baadhitaan oo lagu sameeyay ay cadeeyeen inay uur lix bilood ah leedahay. Haweenaydan Ayeeyada ah oo magaceeda lagu sheegay Maria de la Luz, waxa ay ku ...

Read More »

Tuug Qoys Uu Gurigooda Xadday Warqad Raali-Gelin Ah U Dhaafay

Nin tuug ah oo xadday guri ku yaala Magaalada Ticis ee dalka Yemen ayaa warqad raali-gelin ah u dhaafay, qoyska lahaa hoyga uu baadhay, taas oo ku caddaynayo sababta ku kaliftay inuu guridooda u soo dhaco kadibna hantidooda dhaco, waxaanu tuugani noqday ka loogu hadal haynta badnaa shabakadaha xidhiidhka bulshada ee Internet-ka. Sida wakaaladda wararka Turkiga ee Anatoli ku warantay, ...

Read More »

Faraanti lumay 12-sano kahor oo laga Helay Meel aan laga Fileyn

Faraanti Dahab ka sameysan oo lumay 12-sano kahor ayaa laga dhax helay beer isaga oo ku dhax jira Karooto, waxa ayna arintan lama filaan ku noqotay qoyskii iska lahaa faraantigan lumay. Lin Keitch oo ah 69 -sano jir ayaa heshay faraanti ka lumay 12-sano kahor , waxaana faraantigan haweeneydan hadiyad ahaan ugu keenay Seygeeda markii ay u dabaal dagayeen 40-sano ...

Read More »