Home / ARIMAHA BULSHADA (page 4)

ARIMAHA BULSHADA

Sheeko Gaaban Arooskii mooshinka Baajiyey By Daariq Cali Macow Iy Gees.

Read More »

XARIIRIKA JACAYLKA Farxada Leh Waxaa Laga Helaa 5 Faa’iido Oo Caafimaa AH.

Jacaylku waxa uu leeyahay saamayno togan amma taban oo dadku dhibaato iyo wanaagba kala kulmaan, taas oo faa’iidadiisu badan tahay, marka uu qofku helo qofkii uu hamigiisu ku taamaayey, isla markaana ay naftiisu u hilawday. Haddaba jacaylku waxa uu qofka ugu wanaagsan yahay sababahan soo socda: Jacaylku waxa uu hoos u dhigaa la qabatinka daroogooyinka iyo wixii la mid ah:- Haddaad ...

Read More »

Xubno Soomaali ah oo Guulo ka soo Hoyay Doorashada Gobolka Minnesota..

Illaa saddex xubnood oo Soomaali Mareykan ah ayaa ku guuleystay doorashada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, iyadoo labo ka mid ah xubnaha guuleystay ay ahaayeen haween. Ilhaan Cumar oo u tartameysa Kursiga Musharaxnimada Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorashadii is reeb reebka aheyd ee loogu soo baxayay Tartanka kursigaas. Ilhaan Cumar oo ah Musharax Xisbiga Dimoqraadiga ayaa heshay codod ...

Read More »

Gabar yar oo ka Xanuunsanayso Xubinta Taranka Dalkana Wax loogu qaban wayay ehelkeedana ay Codsanayaan in loogu Qaado Dibada{DAAWO}

Halkaan ka daawo

Read More »

TAARIIKH KOOBAN OO KU SAABSAN GOBOLKA BAKOOL IYO DAGMOOYINKEEDA.

GOBOLKA BAKOOL waxa uu ku yaalaa koonfur galbeed ee Somalia, dhanka qorax kaso baxa waxa kaxigo gobolka Hiiran, dhanka qorax u dhacna waxaa ka xigo gobolka Gedo, dhanka woqooyina wadanka Ethopia iyo ugu dambeyn dhinca koonfured gobolka Bay. Degmooyinka gobolka BAKOOL: Gobolka Bakool waxaa uu ka koobanyahay 5 degmo waxaa ayna kala yihin: 1- Huddur/xuddur: megaalo madaxda gobolka bakool 2- Ceelberde ...

Read More »

Saraakiil Tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Tababar Uga Furmay Tanzania…..

Ku dhawaad 20 Sarakaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo tababarada waxaa uu uga furmay Dalka Tanzania. Tababarkan oo ay bixinayaan khuburo heer caalami ah oo ka socda dalalka Yurub iyo Hay’adda Socdaalka Aduunka IOM ayaa waxaa daahfuray Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee HSJ Cabdulahi Xaaji Bashiir. Tababarka ...

Read More »

Dowlada Kenya oo ka Hadashay Qarax lagu dilay Shaqaale Kenyan ah…….

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in saddex ka mid ah shaqaalaha waddooyinka Nadiifiya lagu dilay Qarax shalay ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera… Gudoomiye ku xigeenka Koofurta Mandheera  Paul Kemei, ayaa sheegay in shaqaalaha ay u socdeen goobtooda shaqada markii gaari ay wateen uu dul maray Miino waddada la geliyay.. Paul Kemei, waxaa uu sheegay in Ciidamada Booliska ay hawlgal sameeyeen kaddib ...

Read More »

Bam Gacmeed Lagu Turay Ciidamo Ka tirsan Dowlada Somaia Oo Lagu Dilay Wade Mooto Bajaaj Iyo Ragii Tuuray…..

Ninkii waday Mooto Bajaajta ayaa ku dhintay halka askariga oo saarnaa mootada qaybta dambe dhaawac uu soo gaaray, kadib markii qarax bam gacmeed lagu weeraray. Mootadan ayaa xilliga qaraxa lagu tuuraayay, waxa ay mareysay halka loo yaqaan Shaneemo Cabdi Waayeel oo ka tirsan Degmada Heliwaa, waxaana goobta ka baxsaday ninkii bambada tuuray. Saraakiisha ciidamada dowladda waxa ay inoo sheegeen goobtaasi ...

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomalia Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Al-Shabaab ah iyo Gaari ay Wateen.

Ciidamada xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay xarakada  Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig Ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho.. Sida ay qortay Wakaalada wararka SONNA Ciidamada Xoogga dalka qeybta 12-ka April ayaa ka hortagay weerar gaadmo ah oo illaa shan dagaalama ka tirsan Shabaab ku soo qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ...

Read More »

Wasiir Arimaha dibada Cawad oo ka hadlay walaaca Jabuuti ee xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa  ka hadlay walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan baaqii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Asmara ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Wasiir Cawad oo wareysiyo kala duwan siiyay qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dalaal walaalo iyo saaxib ah, isla markaana ...

Read More »