Home / CAYAARAHA DALKA (page 2)

CAYAARAHA DALKA

Natiijooyinka Kalamada Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa maanta la ciyaaray kulamo ka tirsan tartanka degmooyinka ee Gobolka Banaadir, waxaana la soo gabagabeyay Guruup-ka D, ay kuwada jireyn degmooyinka kala ah Wadajir, Cabdicasiis, Xamar weyne iyo Heliwaa, waxaa iskaga haray degmooyinka kala ah Heliwaa iyo Cabdicasiis, xili ay soo baxeyn degmooyinka kala ah Wadajir iyo Xamar Weyne. Degmooyinka kala ah Wadajir iyo Heliwaa ayaa galabta kuwada dheelay ...

Read More »

Natiijooyinka Ciyaaraha Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Dagmooyinka Hodan iyo Shibis ayaa usoo gudbay wareega sideed dhamaadka ee tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir. Waxaa wada ciyaaray Dagmooyinka X-Jajab iyo Warta Nabada kulanka ayaana kusoo dhamaday 1:1 ay kuheshiyeen labada dagmo. Labadaan dagmo ayaana ka haray tartanka dagmooyinka. Kulanka kale waxaa wada ciyaaray dagmooyinka Hodan iyo Shibis waxaana guul qaaday Dagmada Hodan ciyaar kusoo dhamaatay 2:1 . Labadaan dagmo ...

Read More »

Maxay kusoo dhamadeen kulamadii xiisaha lahaa ee tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

Waxaana la ciyaaray labo kulan oo qeeb ka ahaa tartanka dagmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Group C. Dagmooyinka Kaaraan iyo Boondheere ayaa kuwada ciyaaray garoonka koonis ciyaar kusoo dhamaatay barabaro 1:1 ah. Labada dagmo ayaa markii hore ahaa isku dhibco isku goolal sharciga koobka uyaala ayaa ah hadii labo dagmo ay sidaas noqdaan in loo sameeyo qori tuur gudaha garoonka ...

Read More »

Dagmada Dharkinley Oo Ganaax Garka Lo Galiyey

Dagmada Dharkenlay ayaa gaba ahaanba laga saaray tartanka dagmooyinka iyadoona laga ganaxay sidoo kale in sanadka danbe aysan ka soo qeeb gali karin . Ganaxan ayaa yimid sida la sheegay markii tageerayasha dagmada Dharkenly ay burburiyeen kuraasta garoonka jamacadaha . Dhibcihii kulankii shangani Iyo Dharkenlay Waxaa lagu wareejiyay dagmada shangaani oo hada rajo yeelatay halka kulanka u harsan dharkenly sedax ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Degmooyinka Gobalka Banaadir

Kulamadii ugu adkaa tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa galabta in lagu ciyaaro garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku Yaala caasimadda Muqdisho. Guruubka la is oranayay waxa uu noqon doonaa kan ugu horeeya ee lagu kala baxo ayaa lama filaan ku noqday kan ugu adag. Degmooyinka Deyniile iyo Howl Wadaag oo inta badan heerka guruubyada ku hari jiray ayaa ...

Read More »

Kulamadii Galabta Laga Ciyaari lahaa Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo La Baajiyay

War goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in la baajiyay labadii kullan ee galabta ka dhici lahaa garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho. Kaddib geeridii shalay Allaha u naxariistee  Taageerihii degmada Yaqshiid Marxum C/Fitaax Muuse, ayaa maamulka  Isboortiga gobolka Banaadir  ay ku baajiyeen ciyaarihii galabta dhici lahaa. Askari illaalo ka hayay garoonka Koonis ayaa shalay rasaas ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Maanta oo Talaado ah waxaan  la ciyaari doona laba kulan  waxaana ballansan  degmooyinka  Warta Nabadda  iyo Xamar Jab Jab oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo  Hodan Vs  Shibis oo Garoonka Banaadir  foodda isku dari doona. Guruubkaan ayaa galabta la soo gaba gabayn doonaa, walina ma cadda degmadii kaalinta koowaad ku soo bixi lahayd. Shibis waxa ay xaqiijisay in ay ...

Read More »

Tartanka Degmooyinka G/Banaadir Afar Degmo Do Ku Balansan Galabta Garoomada Jaamacadaha iyo Banaadir

Maanta oo Isniin ah waxaan  la ciyaari doona laba kulan  waxaana ballansan  degmooyinka  Yaaqshiid iyo Waaberi oo garoonka Jaamacadaha ku ciyaari doona iyo  Shangaani Vs  dharkenley oo Garoonka Banaadir  foodda isku dari doona Yaqshiid ayaa kullankii ugu dambeeyay guul ka heshay Kaxda,halka Waabari iyana ay bar baro la dhaafi waysay Shangaani. Sido kale Shangaani  oo laba dhibac ayaa wajahaysa Dharkeenley ...

Read More »

Jadwalka Oo Isbadel ku yimid Tartanka Degmooyinka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir Akhriso

Maamulka Isboortiga gobolka Banaadir ayaa  isbadel ku sameeyay  jadwalka tartanka, mahadaama la gaaray kullamadii u dambeeyay, waxaana laga cabsi qabaa in degmooyinka qaar ay is daayaan. Waa la baajiyay kullankii shalay dhex mari lahaa degmooyinka Yaqshiid iyo Waabari oo ku jira guruubka A,iyadoo laga dhigay galabta. Maalin walba waxaa dhici doona laba kullan,iyadoo ay wada ciyaari doonaan degmooyin hal guruub ...

Read More »

Tartanka Degmooyika Gobalka Banaadir Wadajir iyo Xamar Wayne Oo Bareejo Ku Heshiiyay Sawirro

 Iyadoo     si xiiso leh ay garoomada kubadda cagta uga socdo tartanka kubadda cagta degmooyinka waxaa maanta  wada ciyaaray  Degmooyinka Xamar Wayne iyo Wadajir  oo kuwada Jira Group  D. Labada  degmo ayaa soo bandhigay  ciyaar xirfadeedu saraysay  waxaana waqtigii loogu talo galay ay kusoo idlaatay 1-1 Xamar wayne oo goolka la hormartay waxaa  daqiiqadi 30 u saxiixay laacibka  No-11   Cabdiraxmaan  Maxamed ...

Read More »