Home / CAYAARAHA DALKA (page 3)

CAYAARAHA DALKA

Kulan Galabta laga Ciyaari Doono Tartanka Degmooyinka G/Banaadir iyo Kullankii Waabari iyo Yaqshiid Oo La Baajiyay

Sida qorshaha uu ahaa illaa iyo laba kullan ayaa lagu ballansanaa garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho, ha yeeshee is badel ayaa yimid. Maamulka Isboortiga gobolka Banaadir ayaa goor dhaw isbadel ku samayn doona jadwalka tartanka, mahadaama la gaaray kullamadii u dambeeyay,waxaana laga cabsi qabaa in degmooyinka qaar ay is daayaan. Isbadelka oo durba dhacay ayaa la ...

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Shaley Galab Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir {SAWIRO}

Degmooyinka Howl-wadaag iyo Boondheere ayaa barbaro 1-1  ku kala tagay kulan ciyaareed ka dhacay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Labada koox oo kuwada jira Group C ayaa garoonka soo galay iyadoo   koox walba ay beegsanayso  hogaanka Group-ka kadib markii ay barbaro   kulamadii hore lasoo galeen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile, waxaana ciyaar weerar   ku dheehan  gacanta sare bilowga hore ee ciyarta  ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

kulama xiisa badan ayaa laga cayaari doonaa tartanka degmooyinka gobalka banaadir. galabta waxaa wada cayaari doona kulanka koowaad H. Wadaag Vs Boondheere 15:30pm Jaamacadda dhanka kale waxaa garoonka koonis kuwada ciyaaraya Cabdicasiis Vs Heliwaa 15:30pm Banaadir

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Shaley Galab Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir (SAWIRO)

Degmooyinka Waaberi iyo Shangaani ayaa barbaro 1-1   isla dhaafi waafay kaddib kulan ciyaareed aad u xiiso badnaa oo ay labada degmo ku yeesheen garoonka Jaamacadaha. Degmada  Shangani ayaa  goolka la hormatay waxaana u dhaliyay  Cbadirsiaaq Maxamed Axmed  kaasoo rigooro u saxiixay waxaana qaybta hore lagu kala nastay  1-0. Marki laysku soo laabtay Waaberi ayaa weerar xooggan   ku qaday goosha  Shangaani ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

kulama xiisa badan ayaa laga cayaari doonaa tartanka degmooyinka gobalka banaadir. galabta waxaa wada cayaari doona kulanka koowaad Waaberi  Vs Shingaani 15:30pm Jaamacadda dhanka kale waxaa garoonka koonis kuwada ciyaaraya Kaxda Vs Yaaqshiid 15:30pm Banaadir    

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Shaley Galab Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Kulan xiisa badan oo dhax maray degmooyinka warta nabada  iyo shibis ciyaar xiisa badan oo ka dhacday garoonka  jaamacadaha degmada hodan ciyaar xiisa badan labada kooxood dhaxmartay garoonka ay ku soo bandhigen shibis ayaa  ay ku badisay 2 0 dhanka kale garoonka koonis waxaa kuwada ciyaaray labada degmo kaaraan iyo deyniile labada degmo kulankooda xiisa badnaa  ayaa ugu danbeyn waxay ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

kulama xiisa badan ayaa laga cayaari doonaa tartanka degmooyinka gobalka banaadir. galabta waxaa wada cayaari doona kulanka koowaad karoonka Jaamacadaha waxayna kawada tirsanyihiin labadan degmo Group B W. Nabadda Vs Shibis 15:30pm Jaamacadda kulanka kale waxaa uu dhax mari doonaa Dayniile Vs Kaaran 15:30pm Banaadir waxayna kawada tirsan yihiin  labad degmo Group C

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Galabta Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir (SAWIRO)

Kulan xiisa badan oo dhax maray degmooyinka dharkenley iyo yaaqshiid ciyaar xiisa badan oo ka dhacday garoonka  jaamacadaha degmada hodan ciyaar xiisa badan labada kooxood dhaxmartay garoonka ay ku soo bandhigen dharkenley ay ku badisay 2 1 yaaqshiid ayaana sida lagu macsalameyay halka yaaqshiid 1 dhibic aya ledahy dharkenleyna laga badiayay kulankeda hore oo furatanka aha galabta guusha dharkenley ayaa ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. ciyaarahaan  ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho. Garoonka Jaamacadaha waxaa isku fara saari doona  dharkenley  iyo yaaqshid ,halka Banaadir ay isku fara saari doonaan hodan iyo  xamar ja jab  ayaa ku ...

Read More »

Natiijooyinka Kulmadii Galabta Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir (Sawiro)

Kulan xiisa badan oo dhax maray degmooyinka wadajir iyo c/casiis ciyaar xiisa badan oo ka dhacday garoonka  koonis stadium qaybta hore 1 0 lagu kala nastay oo wadajir ku hogaaminayso qaybta danbe ciyaarta markii laysku soo laabtay wadajir ayaa gool heshay ciyaaryahan yaxye ayaa gool ka dhaliyay  isaga  galabta hatrik saxiixay  yaxye lanbar 11 degmada wadajir ayuu guulgasiyay ciyartoyda wadajir ...

Read More »