Home / CAYAARAHA DALKA (page 4)

CAYAARAHA DALKA

Natiijooyinka Kulmadii Galabta Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir(Sawiro)

Xamarweyne oo guuldarra biday Heliwaa,Boondheere& Deyniile oo ku heshiiyay barbaro. Ciyaarta ka dhacday gegidda Banadir Stadium ee dhexmartay degmoyinka Heliwaa & Xamar weyne ayaa ahayd mid xiisa leh 2da dhinac ayaana isdhafsaday weerara halis badan qeybta hore ee kulanka ayaana ku soo idlatay 1-1 oo ay heliwaa ku hormartay. Qeybta 2aad wax badan kalama aysan awood badneen 2da laakiin badalo ...

Read More »

Kullamo ka Tirsan Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Galabta la Ciyaari Doono

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada C iyo D   oo ay ku wada jiraan min afar degmo. ciyaarahaan  ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho. Garoonka Jaamacadaha waxaa isku fara saari ...

Read More »

Maxay Ku Soo Dhamaatay Kulamadii Galabta Ee Tartanka Kubada Cagta Dagmooyinka G/Banaadir

Howlwadag iyo Kaaran ayaa ciyaar xiisa leh oo ka tirsan tartanka degmoyinka Gobolka Banadir ay ku dhexmartay garoonka Banadir ee Degmada C/Casiis Ciyaar waqtigii loogu tala galay ku soo idlatay 1-1. Qeybta hore gacan ku heynta ciyarta waxa la waregtay Howlwadag waxana gool ku laad u dhaliyay kabtankoda C/llahi Yuusuf kaaso natiijada Ciyaarta 1-0 ka dhigay qeybtii hore ayana sida ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada B iyo C   oo ay ku wada jiraan min afar degmo. ciyaarahaan  ayaa ka kala dhici doona garoomada Koonis iyo Jaamacadaha ee ku yaala caasimadda Muqdisho. Garoonka Jaamacadaha waxaa isku fara saari ...

Read More »

Maxay Ku Soo Idlaadeen Kulamadii Maanta Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir(Sawiro)

Hodan iyo Wartanabadda oo Barbaro ku heshiyay&Yaaqshid oo xilli dambe la bareejeyay. Waxaa Si hamsami leh uga soconaya caasimadda dalka ee Muqdisho koobka degmoyinka Gobalka Banadir oo Shalay oo Jimca ahayd la daahfuray. 2 kulan ayaa ka kala qabsoontay garoomada Jaamacadaha iyo Koonis oo ah 2da garoon ee uu dalku leeyahay ee hadda shaqeeya. Koonis waxaa ku wada Ciyaaray Hodan ...

Read More »

Kulamo katirsan tartanka Kubadda cagta Degmooyinka G/Banaadir Oo laciyaaray

Labo kulan oo ka tirsan tartanka kubadda cagta dagmooyinka gobolkan banaadir ayaa galabta la ciyaaray. Garoomada koonis iyo Jaamacadaha ayaa lagu kala ciyaaray labadaasi kulan iyadoo taageero badan ay kasoo qayb galeen kulamadaas. Dagmooyinka yaaqshid iyo shangaani ayaa ku ciyaaray garoonka Jaamacadaha ee dagmada Hodan iyagoo ciyaaraya kulankooda ugu horeeya ee groupka xili ay kuwada jiraan Garoupka “A” kulankan ayaa ...

Read More »

Kulamada Galabta Laga Ciyaarayo Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir ayaa shalay ka bilowday magaalada Muqdisho, waana mid ka mid ah tartamada ugu xiisaha badan ee sanadlaha ah isla markaana la qabto, shalay kulankii furitaanka oo aad u xiiso badnaa waxaa guul gaaray dagmada Waaberi oo ah difaacdayaasha kuwaas oo 2-0 guul ah ka gaaray Dharkeynley iyagoo laba xiddig ay casaan ka qaadatay. Laba kulan ayaa ...

Read More »

Jadwalka Kulamada Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Dhamaystiran

Waxaa shalay si rasmi ah u furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, kaa soo ay ka qayb qaadanayaan 17-ka degmo. Tartanka ayaa lagu ciyaarayaa  garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho. GRUOP A                                                                              GROUP B                                   WAABERI                                                                              HODAN DHARKEENLEEY                                      ...

Read More »

Muxuu kusoo dhamaaday kulankii furitaanka tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir ?

Waaberiyow Wngsno Wllihis Way is Wataan Guul ayey Ku Furteen? Kulankii Koobaad Furitaanka Tartanka Kubada Cagta Dagmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Waxaa Isku Wajahay Dagmooyinka Waaberi Difaacadayaasha Tartanka Dagmooyinka Iyo Dharkinley Oo Tartanka Ku Guuleysatay Labo Sano Ka Hore Qeynta Koobaad 0-0 ayaa Kula Kala Nastay Markii Dib Leysku Soo Laabtay Waaberi ayaa Heshay Labo Gool Waxaana U Kala Dhaliyey ...

Read More »

Tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir oo Galabta furmaya…

Garoonka Banadir Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis waxaa galabta laga daari doona shuclada tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir. Caadiyan Tartanka Degmooyinka waxaa ka qeyb gala 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, waxaana la qabtaa sanadkiiba mar. Sanadkii dhammaaday waxaa tartankan ku guuleysatay degmada Waabari kadib markii ay ka taqalustay degmada Hodan, waxeyna aheyd ciyaar taariikhda gashay maadama finaalka la ciyaaray habeen mudo ...

Read More »