Home / CAYAARAHA DALKA (page 5)

CAYAARAHA DALKA

Gaalkacyo Waxaa Ka Furmaya Tartanka Dagmooyinka Galmudug.

Gaalkacyo waxaa ka socota qaban qaabo xoogan oo lagu jiro qabsoomida Koobka Dagmooyinka Galmudug oo dhawaan ka furmi doona Garoonka Kubada Cagta ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud. Waxaa dayactir xoogan lagu wadaa garoonka Cabdulaahi Ciise Stadium iyadona la diyaariyay goobo la dajiyo ciyaartooyda ka qeyb galeysa Koobkaasi. Dagmooyinka ka qeyb Galay koobka ayaa la ii sheegay iney ka mid yihiin. 1.Gaalkacyo. ...

Read More »

Daawo garoonka Wiish Stadum oo la dhigayo Cinjirka Caalamiga ee kubada Kolayga lagu ciyaaro.

Read More »

Xiriirka Kubada Kolayga oo saaray isku aadka horyaalka K/Kolayga 2018-19

Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda Kolayga ayaa soo saaray jadwalka isku aadka horyaalka kubadda Kolayga 2018-19. Horyaalka waxaa ka qayb galaya 7 Naadii oo kala ah Heegan oo horyaalka daafacanaysa , Horseed, Dekedda, Wacaaf, Feero, Gift Star iyo Banaadir Sport Club. Kulanka Furitaankaoo dhici doona 24-ka  August waxaa wada ciyaari doona Kooxaha Heegan iyo Feero. Jadwalkan oo ah wareega koowaad ee ...

Read More »

Daawo-Diyaar-garowga Ciyaartoyda Dagmada Yaaqshiid

Read More »

Kooxda Midnimo Oo Ku Jirta Diyaargarowga Ugu Dambeeyey Ee Tartanka Ganaral Daa uud(Sawiro)

Midnimo Football Club Waaa Kooxdii Ku Guuleysatay Horyaalka Heerka Labaad Ee Seria B-da Haatan Waxay U Soo Dalacday Horyaalka Heerka Koobaad EE Somali Premier League Si La Mid Ah Waxay Ciyaarayaan Taratnka Ganaral Daa uud Oo Bartamaha Bisha Octobar La Qaban Doono Waxayna Isku Guruub Yihin Kooxda Heegan Midnimo ayaa Hada Waxay Wadaam Diyaargarowgii Ugu Dambeeyey EE Tartankan Ugu Soo Horeeyey ...

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo Dhex-Dhexaadin Doona Kullan ka Tirsan CAF Confederation Cup.

Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa ka amba baxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Congo si ay u dhex dhexaadiyaan kullan ka tirsan CAF Confederation Cup Soomaaliya ayaa si weyn loogu amaanaa doorka garsoorka iyagoo markaste kullamada kusoo dhex dhexaadiya si guul ay ku dheehan tahay. Garsoorayaasha Soomaaliyeed ayaa dhex dhexaadin doono kullan ay isaga hor imaanayaan Vita Club iyo ...

Read More »

Hambalyo Hambalyo Kooxda Elman Oo Ku Guuleystay Tartanka Star League

Tartanka Oo ay Xiriirka Kubada Cagta Somaliya Soo Kordhiyeen Sanadkan Waxaa Ka Qeybgalay Lixda Koox Ee Ugu Sareysa Tartanka Sida Dekada Fc Oo Ku Guuleysatay Tartanka Horyaalka Somaliya Sanadkan 2018 Banaadir Sc Oo Kaalinta Labaad Gashay Heegan Oo Sedexaad Ku Dhameysatay Horseed Oo afaraad Gashay Elman OO Shanaad Ku Dhameysatay Iyo Janyo Oo Lixaad Ku Dhameysatay Galabta ayaa Kulankii Ugu ...

Read More »

Isku aadka tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Goor Dhow la Sameeyay

Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka  gobolka Banaadir oo ay ka qayb qaadan doonaan 17-ka degmo. 17-ka degmo ee ka qeyb galaya tartanka ayaa loo kala qeybiyay Afar guruub  ee kala ah A, B ,C  iyo D. Degmada Waabari ayaa  koobkaan difaacanaysa kadib markii ay kaga guuleysteen degmada Hodan, ciyaartii ugu dambaysay ee Finalaha, sanadkii ...

Read More »

Xubno matalaya Soomaaliya oo loosoo Magacaabay Maamulka Tartanka CECAFA- CAF ee ka Dhacaya Tanzania..

Sadex masuul oo ka socda dalka Soomaaliya oo kala ah: Cali Maxamed Axmed, Shaafici Islaw iyo Caamir Cabdi Xasan ayaa ku jira liiska maanta lasoo saaray ee guddiga maamulka cayaaraha CECAFA-CAF U-17 ee bisha dambe ka dhacaya dalka Tanzania. Cayaarahan oo ah heer CAF ayaa waxaa ku loolami doona wadamada ku jira ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee ...

Read More »

Cayaaryahan Cali Iidoow Xasan Waa Orodyahanka Soomaaliya U Matali Doona Cayaaraha 21 Aad Ee Qaarada Africa…

Cayaaryahan Cali Iidoow Xasan oo kamid ah ciyaartoyda Qaranka ciyaaraha ee Fudud ee dalka ayaa ka qayb galaya ciyaaraha 21-aad ciyaaraha Fudud ee qaaradda Afrika. Ciyaarahan oo ayg ka qayb galayaan ciyaartoyda waa wayn ee qaaraddaayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona magaalada Asaba ee dalka Nigeria, waxaana ka qayb galaya 300 oo ciyaaryahan oo qaaradda Afrika ka socota. ...

Read More »