Home / CAYAARAHA DIBADA (page 10)

CAYAARAHA DIBADA

Gattuso Oo Sheegay In Higuain Ay Ga’an Tahay Ka Tagista Kooxda Milan Uuna Ku Biiraayo Chelsea.

Macalinka Kooxda Ac Milan Gattuso ayaa shaaca Ka Qaadin In Weeraryahanka reer Argentina Ay Ka Go’an Tahay Ka Tagista kooxda Ac Milan. Higuain Ayaa Tan Iyo Bilaawga Bishaan Lala Xariirinayaa Ku Biiritaanka Kooxda Chelsea tasoo iyana isku Dayo Badan Oo Ay Ku Soo qaadaneyso Sameesay. Gattuso Ayaa Wax Badan ka Hadlay Xaalada Higuain Asagoona Sheegay in Xidigaan Uu Diyaar U ...

Read More »

Real Madrid Oo Loo Sheegay Qiimaha Ay Ku Heli Karto Harry Kane.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo cusboonaysiisay xiisihii ay u qabtay xidiga weerarka kaga ciyaara Tottenham Hotspur ee Harry Kane. Weeraryahanka xulka England ayaa waqti dheer dooradi u saarnaa kooxda kadhisan caasimadda Spain ee Los Blancos. Sida ay baahisay AS Real Madrid ayaa kooxda reer London waydiisay qiimaha lagu heli karo Harry Kane. Spurs ayaana madaxa Kane duldhigtay adduun ...

Read More »

Rasmi: Bayar Munich Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Pavard…

Kooxda Bayar Munich ayaa si Rasmi Ugu Dhawaaqday In ay La Soo Wareegeen Daafac Xulka France Ee Benjamin Pavard . Benjamin Pavard waxa uu Imaan Doonaa kooxda Bayar Munich 1-Julay 2019, Xidigaan ayaa inta Xilli ciyaareedka ka Dhiman Amaah Ugu Sii ciyaaro Doona Kooxda Uu Haatan Ka Tirsan Yahay Ee Stuttgart. Pavard ayaa Shansano Oo Hishiis Ah Qalinka Ugu duugay ...

Read More »

Lix Sababood Oo Ay Wali Liverpool Ugu Guulaysan Karto Koobka Premier league, Iyo Faah Faahinta Qodobada Jurgen Klopp Caawin Kara.

Kooxda Liverpool ayaa dhawaan guuldaradii ugu horaysay ee Premier league kala soo laabtay Manchester City waxaana u raacday guuldaro kale oo ay FA Cupka kaga hadhay kadib markii uu Jurgen Klopp gabi ahaanba badalay shaxdiisa isla markaana uu ciyaartoy da’yar ah u soo xushay kulankii FA Cupka ee Wolves. Liverpool ayaa wali ah kooxda hogaaminaysa tartanka koobka premier league waxayna ...

Read More »

Real Madrid Oo United kula Dagaalameysa Saxiixa Kalidou Koulibaly.

Kooxda Real Madrid ayaa Diyaar Garow adag ugu Jirta Qaabki Ay Ku Hormarin Lahaayeen arimahooda Suuqa Kala Iibsiga Iyagoo Diyaar u ah inay soo Qaataan Xidigo Dhowr ah Oo Wax Badan Ka badali ka Dhibaatada Kooxdooda. Madrid ayaa markaan u dhaqaaqeysay Inay Soo Qaataan Wiilka Reer Senegal ee Daaafaca ka Ciyaara Ninka Lagu Magacaabo Kalidou Koulibaly oo Napoli Ka tirsan. Kooxo ...

Read More »

Kuma Jiraan Ronaldo, Hazard Iyo Pogba, Waa Kuma Liiska Ciyaartooyda Ugu Qaalisan Xiligaan Kubada Cagta.

Shabakd CIES Football Observatory ayaa sii deysay 10-ciyaaryahan janaury 2019 ugu qaalisan suuqa kubada cagta dunida warbixntan way ka madax banan tahay xidigaha qandraska kooxdooda mar dhaw dhacayo Tusaale Hadii Ciyaariyahanka Hishiiskiisa Ka Harsan Tahay wax Ka Yar Labo sano Laguma qiimeyn Karo Lacago Badan. Sida Caadiga ah Kubada Cagta waxaa ugu qaalisan Neymar Balse Qiimeyntaan la Soo Saaray waxaa ...

Read More »

Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre. Wasiir Goodax Barre ayaa warbixin ku aadan horumarada iyo wixii u qabsoomay Wasaaradda Waxbarashada mudada uu joogay siiyay Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare,waxaana Wasiirka su’aalo laga weydiiyay arrimo badan oo quseeya wasaaradda. Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku dheeraaday ka hadalka warbixinta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya wixii u qabsoomay,waxa u dhiman iyo halka ay hiigsaneyso. Sidoo kale,Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in Guddiga ay daneynayeen iney xog ogaal u noqdaan mashaariicda waxbarasho meelaha ay ka socdaan,tacliintya sare ee jaamacadaha,dhaqanka,Hidaha,heerarka waxbarasho ee federaal. Gudoomiyaha Guddiga horumarinta adeega bulshada ,arrimaha bini’aadanimada ,warfaafinta iyo dhaqanka golaha Aqalka sare BFS Axmed Macallin axmed (Nadiir) ayaa wasiirka uga mahadceliyay warbixinta faah faahsan ee xaga waxbarashada ee gudiga uu siiyay. Gudiga horumarinta adeega bulshada ,arrimaha bini’aadanimada ,warfaafinta iyo dhaqanka golaha Aqalka sare BFS iyo Wasaarada waxbarashada xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa isku afgartay iney si hufan u wada shaqeeyaan.

ooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa si rasmi ah u dhammeystirtay saxiixa kubbad sameeya Spanish-ka ah ee Brahim Diaz. Los Blancos ayaa Manchester City kala saxiixatay 19-jirka aadka usoo jiidashada wanaagsan. Waxaa xusid mudan in muddooyinkii dambe ay kooxda reer Spain si aad ah u baadi goobeysay saxiixa ciyaaryahankan, waxaana ugu dambeyn ay caawa gacanta ku dhigtay saxiixiisa. Illaa ...

Read More »

Real Madrid iyo Liverpool oo Man United kula dagaallamaya saxiixa xiddigga reer Brazil ee…

Real Madrid ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay qayb kasoo noqotay loollanka loogu jiro difaaca kooxda Porto ee Eder Militao. Difaaca reer Brazil ayaa ka mid ah xiddigaha loogu doonista badanyahay suuqa kala iibsiga, iyadoo kooxaha waaweyn ee Europe ay isha la raacayaan. Laba toddobaad ka hor, Liverpool ayaa kula soo biirtay Manchester United xiisaha ay u qabaan Militao, Los ...

Read More »

Kadib Bixitaankii Fabregas Wax Ka Ogoow 20-ka ciyaartooy ee Ugu Caawinaada Badan Horyaalka England.

Waa kuwee 20-ka cayaaryahan ee ugu caawinaada (Assist) badan Premier League: 1. Ryan Giggs (Wales) 162-caawinaad 2. Cesc Fabregas (Spain) 111-caawinaad 3. Wayne Rooney (England) 103-caawinaad 4. Frank Lampard (England) 102-caawinaad 5. Dennis Bergkamp (Holland) 94-caawinaad 6. Steven Gerrard (England) 92-caawinaad 7. David Beckham (England) 80-caawinaad 8. James Milner (England) 80-caawinaad 9. David Silva (Spain) 77-caawinaad 10. Teddy Sheringham (England) ...

Read More »

Kama Iibin Karaan United Iyaga ayaa Faa’iidada Ugu Badan Lahaan Doona, Manchester City Oo Shuruudo Adag Dul Dhigtay Diaz Marka Uu Madrid Caga Dhigto.

Manchester City Ayaa Da’yarkeeda Diaz U Ogolaatay in uu Ku Biiro Kooxda Kubada Cagta Real Madrid Inkistoo Shuruudo Adag ay Dul Dhigeen Xidigaan. Brahim Diaz ayaa ku biiri doono kooxda Bernabue ku ciyaarta ee Real Madrid Isniinta beri ah Balse maxay tahay Shuruudaha adag ee Xidigaan Lagu Xeray. 18-jirkan ayaa lagu wadaa Isniinta inuu Madrid ku biiro waxayna ku qaadaneysaa ...

Read More »