Home / CAYAARAHA DIBADA (page 30)

CAYAARAHA DIBADA

Dhammaan kullamada la ciyaari doono caawa iyo saacadaha la daawan doono.

Waxaa la baasan doonaa caawa kullamadii labaad ee tartanka UEFA Champions League-ga wareeggiisa Group-yada. Haddaba halkan hoose ka aqriso Group-yada caawa ciyaari doona iyo kullamada waqtiga hore soo galaya. Group E AEK Athens vs Benfica – 22:00 Bayern Munich vs Ajax – 22:00 Group F Hoffenheim vs Manchester City – 19:55 Lyon vs Shakhtar Donetsk – 22:00 Group G CSKA Moscow vs Real Madrid – ...

Read More »

Arsenal oo Barcelona kula dagaallamaysa saxiixa weeraryahan ka ciyaara Ligue 1!

Naadiga Arsenal ayaa kusoo biiray doonista loogu jiro weeraryahanka kooxda Lille ee Nicolas Pepe. Kooxaha Barcelona, Sevilla iyo Everton ayaa loollan adag kala kulmi doontaa kuwaasoo dhammaantood doonaya  gooldhaliyahan. Daily Mirror ayaa ku warramaysa in Pepe qudhiisa uu doonayo inuu heer sare usii tallaabo si xirfaddiisa ay sare ugu sii kacdo. Laacibka reer Ivory Coast ayaa kusoo baxay dhaliye halis ...

Read More »

Cristiano Ronaldo iyo sababta dhabta ah ee uu Real Madrid kaga tagay oo banaanka lasoo dhigay

Real Madrid waxay si rasmi ah nabad galyo u dhahday Cristiano Ronaldo bishii July ee sanadkan laakiin cayaaryahan safarka uu kaga tagayay Bernabue wuxuu soo bilaawday bishii May 2017. Dhibaatada uu kala kulmaayay Cristiano Ronaldo saraakiisha canshuuraadka Spain qaabilsan ayaa ugu dambeyntii sababtay inuu Juventus ku biiro. Haddaba warbixin cusub oo ay soo daabacday El Mundo ayaa shaaca looga qaaday sababtii dhabta ...

Read More »

Mohamed Salah kuma faraxsana qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkan”… Jurgen Klopp

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in xidigiisii Mohamed Salah uusan ku faraxsaneyn qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkan. Mohamed Salah ayaa kusoo bilaawday kulankii Chelsea ee sabtidii lasoo dhaafay kahor inta uusan badal ku bixin daqiiqadii 66-aad, waxaana lagu badalay Xherdan Shaqiri. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp oo wax laga weydiiyay dareenka haatan ee Mohamed Salah ayaa sheegay in ...

Read More »

Liverpool oo kusoo biirtay dagaalka loogu jiro saxiixa Ramsey iyo dhacdo hore oo ka dhaxeysa ciyaaryahanka iyo kooxda!

Kooxda Liverpool ayaa dib ugu laabaneysa doonista laacibka Arsenal ee Aaron Ramsey kaasoo oo ay xagaaga kusoo hungoobeen. Waxaa soo if baxday in kooxda Jurgen Klopp ay xagaagii dhowaa intii uu furnaa suuqa kala iibsiga isku dayday lasoo saxiixashada kubbad qaabeeyaha reer Wales. Mirror Sunday ayaa ku warramaysa in Liverpool ay markale u dhaqaaqeyso saxiixiisa bisha January maadaama laacibkan uu ...

Read More »

Juventus oo ku dhawaaqday in Giuseppe Marotta uu ka tagayo shaqada Bianconeri

Kooxda Juventus ayaa ku shaacisay website-keeda rasmiga ah in agaasimaheeda guud ee Giuseppe Marotta uu go’aansaday in 25-ka bisha Oktoobar ee soo aadan uu isaga dhaqaaqi doono shaqada kooxda Bianconeri, kadib markii uu siddeed sano ku soo qaatay. Giuseppe Marotta ayaa arintan kala hadlay shabakada Sky Sport Italia kadib kulankii ay guusha 3-1 ay maanta kaga gaareen kooxda Napoli kaasoo ...

Read More »

Real Madrid & Atletico Madrid Oo Dhibcaha Ku Qaybsaday Santiago Bernabeu Iyo Julen Lopetegui Oo Aan Wali Guul Ka Gaadhay Diego Simeone.

Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa barbaro gool la’aan ah ku galay Santiago Bernabeu iyada oo Los Blancos kulankii labaad oo xidhiidh ah awoodi wayday in ay guulaysato. Atletico Madrid ayaa qaybtii hore ee kulankan heshay fursado ay goolal cadaan ah ku dhalin kartay balse markeeda Real Madrid ayaa qaybtii labaad ahayd kooxda ugu awooda badnayd ee fursadaha cajiibka ...

Read More »

Liverpool oo waqti Dambe Dhibic ka Heshay Naadiga Chelsea.

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa ku wada ciyaaraya garoonka galbeedka magaalada London dhaca ee Staform Bridge. Mauricio Sarri iyo Jurgen klopp waxeey kusoo galeen garoonka shax adag waxaana kooxda Reds ay dooneeysa ciyaar aargadusho ah. Daqiiqadii 26aad ee ciyaar Blues ayaa Hogaanka u qabatay ciyaarta kadib markii gool qurux badan shabaqa uu dul cuskiyay ciyaaryahan Eden Hazard. Daqiiqadii 31aad ee ...

Read More »

Juventus oo Gudubaty Napoli xili ay Gaareen Guushoodii Todobaad oo xariira Cayaaraha Horyaalka Talyaaniga+SAWIRRO

Juventus ayaa sii xajisatay hogaanka horyaalka Serie A markii ay 3-1 ku garaaceen dhigeeda Napoli. Cayaarta ayaa qeybta hore lagu kala maray 1-1, waxaana goolka daah furka bilaawday kooxda Napoli markii Dheeshu socotay kaliya 10-daqiiqo iyadoo uu goolka u gaaray xiddiga Dries Mertens. Balse Juventus ayaa goolka barbaraha la timaaday daqiiqadii 26-aad kaddib kubbad si qurux badan uu usoo Karoosay Cristiano Ronaldo ...

Read More »

Horudhac-Y0: West Ham Vs Man Unted – Arsenal vs. Watford –Manchester City vs Brighton –Barcelona vs Atletico Bilbao – Juventus Vs. Napoli –Ka Bogo Kulamada Xiisaha Badan Ee Maanta Dhici Doona

Waxaa maanta la dheeli doonaa kulamo xiiso badan oo ka kala dhici doona dhammaan horyaalada ugu xiisaha badan qaaradda Yurub. HORYAALKA PREMIER LEAGUE Man United Vs West Ham Arsenal Vs Waford Manchester City Vs Brighton Chelsea Vs Liverpool   West Ham Vs Man United Safafka fili karo West Ham United Fabianski; Zabaleta, Diop, Balbuena, Masuaku; Noble, Rice, Obiang; Anderson, Yarmolenko, ...

Read More »