Home / CAYAARAHA

CAYAARAHA

Shaxda rasmiga ah garoonka kusoo galayaan Lyon vs Barcelona

Kulanka Decines ka bilaaban doono 11:00 pm xiliga geeska Afrika shaxaha rasmiga ah Lyon vs Barcelona kusoo galayaan ayaa si rasmi ah loo soo bandhigay. Kulankan waa wareega 16-aad Champion-ka lugtiisa kowaad ayagoo lugta labaad Camp Nou la tagi doono 13-ka bisha Maarso balse caawo labadan koox waxba iskuma reeban doonaan. Haddaba hoos kaga bogo shaxda rasmiga ah kusoo galayaan Lyon ...

Read More »

Jurgen Klopp v Bayern Munich kulamdii ay horay u cayaareen iyo sidey u kala guuleysteen.

Waxaa caawo fiidkii garoonka Anfield ku balansan kooxaha Bayern Munich iyo Liverpool kulan ka tirsan tartanka Uefa Chambions League wareegiisa 16aad lugta koowaad. Kulankaan oo ah mid xamaasadiisa wato isla markaasna caalamka oo dhan laga wada sugaayo ayay kooxahaan midkasta la dhibtooneysaa dhaawacyo iyo ganaaxyo soo wajahay qaar kamid ah xidigahooda waxayse waxkasta ku xirnaan doonaan sidey macalimiintooda kulanka u ...

Read More »

Real Madrid Oo Guuldarro Lama Filaan Ah Kala Kulantay Girona Oo Soo Laabasho Yaab Leh Samaysay & Los Blancos Oo Sagaal Dhibcood Hoos Uga Dhacay Hoggaanka.

Kooxda Real Madrid ayaa guuldarro lama filaan ah oo waji gabax ah kala kulantay kooxda yar ee Girona oo marti ugu ahayd gegida Santiago Bernabeu waana guuldarro ku celinaysa booska saddexaad ee kala sarreynta La Liga. Kulankan oo ahaa mid ay Madrid goolka ku horreysay ayuu u dhaliyay Casemiro halka goolasha soo laabashada ah ee Girona ay dhaliyeen Stuani iyo ...

Read More »

El Calasico: Ka Hor Kulanka caawa Barcelona Vs Real Madrid Wax Ka Ogoow Taariikhda Kulamada ay Ku Kulmeen Tartanka Copa del Rey Waana Markoodii 32-aad Hadaba Yaa Badis Badan Labada Koox.

maxaad kala Socotaa Taariikhda U Dhaxeysa kooxaha Real Madrid Iyo Barcelona Ka Hor Kulanka caawa: 32-jeer ay Is Arkeen Tartanka Copa del Rey Iyo Natiijada aya Ku Kala Baxeen: 1902. Semi-finals. Barcelona 3-1 Real Madrid 1916. Semi-finals. Barcelona 2-1 Real Madrid. Real Madrid 4-1 Barcelona. Real Madrid 6-6 Barcelona. Real Madrid 4-2 Barcelona (Goal difference was not a factor) 1926. Quarter-finals: Real ...

Read More »

Chelsea Iyo Man United Midkood Ayuu Ku Biiri Doonaa Ereksan Marki La Gaaro Xagaaga.

Kooxda Kubada Cagta ee Tottenham ayaa wajihi doonta dhibaato dhanka Suuqa kala Iibsiga ah Waxayna U Badan Tahay In Xidigooda Eriksen Ay Ka iibin doonaan Kooxaha ay ku xifaaltamaan Horyaalka England. Spurs ayaa Todaabkii la soo dhaafay u diiday dhigeeda Real Madrid in ay ka iibiyaan wiilka reer Denmark tasoo dhalisay in Ay Madrid Isaga Baxdo Qaadashada Xidigaan. United Iyo ...

Read More »

FT: Man City Oo Ku Tumatay Arsenal Ciyaar Uu Aguero Go’aamiyay.

Qeebtii Hore Ee Ciyaarta waxa ay Ku Bilaabatay Si Xiiso leh maadaama Ay Labada Kooxba Dar Dar Ku Bilaawdeen. Bandhiga Ciyaarta waxaa Daah Furay Aguero Daqiiqadii 1-aad  Ee Ciyaarata. Balse Arsenal ayaa ciyaarta waxaa u soo Barbareeyay L. Koscielny daqiiqadii 11-aad. Balse Aguero ayaa ciyaarta 2-1 ka dhigay inta aan lakala Nasan Qeebta Hore ee Ciyaarta. Markii dib la isugu soo Laabtay ...

Read More »

Man City vs Arsenal – Afar Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha City & Gunners Kulanka Maanta Ee Etihad Stadium

Manchester City ayaa ku soo dhaweyneysa Arsenal garoonka Etihad Stadium maanta iyadoo kooxda horyaalka difaacaneysa ay dooneyso inay hogaanka Liverpool ka dhigto labo dhibcood. CIty ayaa badisay afartii kulan ee ugu danbeysay ee ay ka horyimaadeen Gunners oo ay ku jirto kulankii ugu horeysay ee Unai Emery ee uu macalin u noqday Arsenal bishii Agoosto. Arsenal ayaa booska afaraad kala ...

Read More »

Wax Ka Ogoow Qarnigaan 21-aad Saxiixyadii Ugu Fiicnaan Ee Laka Qaato Bisha Janaayo.

Xiriirka kubada cagta ee Uefa Ayaa Website-kooda www.uefa.com  Ku Baahiyay Liis Ciyaartooy Kubaas Oo Ay U Arkaan in Ahaayeen Qarnigaan Xidigihii Ugu Fiicnaa Ee Lakala Iibsido Gaar Ahaan Bisha Janaayo. Halkaan Ka Aqriso Liiska Xidigaha Oo Dhameestiran: Virgil van Dijk (Southampton to Liverpool, 2018) Waxa uu Noqday Xidig Si Wanaagsan ula Qabsada Kooxda Ku Ciyaarta Garoonka Anfield, Liverpool Waxay u Arkaan Saxiidooda Ugu ...

Read More »

FT: Chelsea Oo La Xasuuqay Kulankii Ay la Ciyaareen Bournmooth.

Qeebta Hore ee ciyaarta ayaa lagu kala Nastay 0-0 iyadoo aysan wax gool ah iska dhalinin labada Dhinac. Marki qeebta labaad la isku soo laabta Bournemooth ayaa Dharbaaxaa Ciyaarta Bilaawday Markaas Chelsea Jahwareer Dhaxda Ka Gashay. Daqiiqadii 47-aad J.King Ayaa Shaba Ka Soo Taabta Chelsea Ciyaartana Waxay Noqotay 1-0. Daqiiqadii 64-aad qalad uu sameeyay David Luiz Ayaa Chelsea Laga Dhaliyay ...

Read More »

Daa’uud Cabdullaahi Tubaal oo galabta iskoor gaar ah sameenayo iyo warbixin ku saabsan Super Cup-ka Soomaaliya galabta la cayaarayo:

Cayaaryahan Daa’uud Cabdullaahi Tubaal oo khadka dhexe kaga cayaaro naadiga Dekadda ayaa ah cayaaryahanka kaliya ee u suura gashay 5-sano ugu dambeesay Super Cup-ka Soomaaliya la cayaarayo afar sano sano ka mid ah inuu cayaaro. Daa’uud Cabdullaahi Tubaal sedexdii Super Cup ugu dambeesay uu cayaaray mid wuu ku guuleestay asigoo Jeenyo ka tirsan midna waa laga qaaday halka midka kalena ...

Read More »