Home / CAYAARAHA (page 20)

CAYAARAHA

Ousmane Dembele Oo Dalab  Ka Helaya Naadi ka Ciyaarta Premier League-ga!

Wararka ka imaanaya gudaha Ingiriiska ayaa ku warramaya in kooxda Liverpool ay diyaarineyo dalab ku kacaya £85m kaasoo ay ku doonayaan inay Barcelona kaga soo qaataan Ousmane Dembele. Weeraryahanka reer France ayaa weli ku dhibtoonaya kooxda Barca, isagoo dhaawacyo iyo xanunno kale ay deris la noqdeen, sidoo kalena bandhiggiisa uusan ahayn mid aad u sarreeya. 21-jirka ayaa dhowaanahan si aad ...

Read More »

Wayne Rooney oo xaqiijiyay halka uu kusoo idleyn doono xirffaddiisa kubadda cagta. Manchester United mise?

Halyeeyga Manchester United ee Wayne Rooney ayaa xagaagii nasoo dhaafay ku biirray naadiga DC United ee ka ciyaarta horyaalka MLS-ka ka dib markii uu ka dhaqaaqay kooxdii uu carruurnimadiisa ku barbaarray ee Everton. 33-jirkan ayaa ka hadlay inuu kusoo laaban doono Red Devils si xirfaddiisa uu ugu soo gabagabeeyo halkaas, ka dib markii taageerayaal badan oo United ay ku fikireen ...

Read More »

Jose Mourinho oo laba ciyaaryahan suuqa geynaya January iyo Sanchez oo joogaya!

Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Manchester United, Jose Mourinho ayaa albaabada u furayo labo difaac oo ka tirsan kooxdiisa, isagoo taas beddelkeeda sii ceshanaya Alex Sanchez. Marka la gaaro suuqa jiilaalka ee bisha January ee soo aaddan, waxaa Mourinho uu qorsheynayaa inuu albaabka ka dejiyo xiddigaha kala ah Eric Baily iyo Marcos Rojo. Labadan xiddig ayaa lumiyay boosaskooda koowaad, waxaana ...

Read More »

Arsenal oo loollan adag kala kulmeysa saxiixa Juan Mata iyo koox suuqa ku awood badan oo laacibkan doonistiisa kusoo biirtay.

Sida ay ku warramayso Dail Mail, kooxda Arsenal ayaa si aad ah u xiiseyneysa kubbad sameeyaha Manchester United ee Juan Mata. Qandaraaska laacibkan ayaa dhici doono bisha June ee sanadka 2019, waxaana Macallin Unai Emery uu billaabay inuu kala hadlo maamulka Gunners inay dadaal badan geliyaan lasoo saxiixashada laacibka reer Spain. Emery waxa uu doonayaa inuu lasoo saxiixdo kubbad qaabeeyahan ...

Read More »

Alexandre Lacazette oo xulka France loogu yeeray halka Pogba iyo Martial isaga hareen liiska

Weeraryahanka naadiga Arsenal Alexandre Lacazette bandhigiisa wacan ayuu ku muteestay in xulka France loogu yeero kulamada ay wajahayaan xulalka Holland iyo Uruguay. Macalin Didier Deschamps ayaa saxaafada u sheegay in Alexandre Lacazette mudan yahay dib ugu wacista xulka France sidoo kalena uu ka rajeenayo sida uu Arsenal u caawinayo inuu xulkiisa u caawiyo. Balse labada cayaaryahan ee kooxda Man United ka tirsan Paul ...

Read More »

Nemanja Vidic oo qiray inuu doonayo noqoshada tababare koox ka dhisan Premier League-ga. Man United mise koox kale?

Captain-kii hore ee kooxda Manchester United, Nemanja Vidic aya qiray rabitaankiisa ku aaddan inuu noqdo tababaraha United. Vidic waxa uu hadda ka howl galaa TV-yada oo uu falanqeye ka yahay, welina ma uusan soo gelin masraxa tababarennimada tan iyo markii uu laba sano ka hor ka fariistay ciyaarista kubadda cagta. Difaacii mayalka adkaa waxa uu hadda doonayaa inuu noqdo macallin ...

Read More »

Man City oo dariska Man United u awood sheegatay hogaankana dib usoo ceshatay kulan Silva, Aguero iyo Gundogan shabaqada gaareen

Kooxda Man City ayaa guul weyn heshay cayaartii adkeyd ee Manchester Derby waxayna 3-1 kaga badiyeen kooxda dariska la ah Man United cayaar qaybta labaad sedex gool la iska dhaliya ayadoo qaybtii hore 1-0 City hogaanka ku heesay. Kooxda Joe Mourinho inta aysan sal dhiganin qaybta hore cayaarta waxaa gool kaga naxsaday David Silva cayaarta oo 12-daqiiqo socoto waxaana caawinaad ka geestay ...

Read More »

Real Betis oo guul weyn Camp Nou ku gaartay kulan Barcelona isku dhex yaacday!

Kooxda Real Betis ayaa guul caan ah garoonka Camp Nou ku gaartay cayaar ay 4-3 kaga badiyeen naadiga Barcelona oo 10-cayaaryahan ku dhameesatay qaybaha dambe ee kulankan. Cayaaryahan Junior Firpo ayaa hogaanka u dhiibay naadiga Real Betis cayaarta oo 20-daqiiqo socoto waxaana la islahaa Barcelona goolkan lagu kadiyay wey kasoo kaban doontaa. Balse ruug cadaa Joaquin ayaa cayaarta 2-0 ka dhigay daqiiqadii 34-aad ...

Read More »

Chelsea oo taako kala kulantay Everton cayaar Blues lumisay fursad ay hogaanka si ku meel gaar ah ku qaban kartay

Kooxda Chelsea ayaa awoodi weesay inay dhigeeda Everton ka badiyaan kulan Stamford Bridge ka dhacay oo 0-0 lagu kala tagay. Kullan aad u dhib badan isla markaasna qaladaad badan ay galayaan labada koox ayaa la kala nastay qaybtiisii hore ee ciyaarta. Ciyaartoyda kala ah Yerry Mina, Jorginho iyo N’Golo Kante ayaa dhammaan calaamado hurdi ah ku qaatay qaladaad ay ku ...

Read More »

Liverpool Oo Guul Ka Gaadhay Kooxda Fulham Oo Anfield Marti Ugu Ahayd, Salah Iyo Shaqiri Oo Reds Guusha Gacanta Usoo Geliyay & Wiilasha Klopp Oo Si Kumeel Gaadh Ah Hoggaanka Ula Wareegay

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield Road guul kaga gaadhay kooxda horyaalka ku cusub ee Fulham kulan aad u xiiso badnaa, Guushan ayaa ah mid ay Reds gacanta usoo geliyeen xiddigaha Mohamed Salah iyo Xherdan Shaqiri. Guusha ay Reds maanta ku naaloodeen ayaa ah mid u balanqaadaysa inay ugu yaraan saacado kooban hoggaanka horyaalka Premier League sii hayn doonan iyaga oo ...

Read More »