Home / CAYAARAHA (page 30)

CAYAARAHA

Real Madrid oo Guuldarro kala kulantay CSKA Moscow iyo Man United oo Barbaro la Dhaafi Weysay Dhigeeda Valencia.

Difaacayaasha koobka Champions League ee Real Madrid ayaa guuldarro xanuun badan kasoo gaartay kooxda reer Russia ee CSKA Moscow. Gool qura ayaa looga badiyay kooxda koobka xafidaneysa kasoo laga dhaliyay markii cayaartu socotay 2-daqiiqo kaliya waxaan la dhaliyay Nikola Vlasic. Balse Madrid ayaa ku dhawaatay inay goolka bareejada la yimadaan markii uu madax birta ku garaacay da’yarka Marino Diaz. Guuldarradaan ...

Read More »

Champions League: Liverpool Oo Ku Dhawaaqday 23-ka Ciyaaryahan Ee Uga Qayb Galaya Kulanka Napoli.

Reds ayaa kulankeeda labaad eee Champions League wajihi doonta kooxda kubadda cagta Napol, kadib marki ay booqdaan talyaaniga. Kooxda ayaa caawa saqda dhexe kadhoofi doonta John Lennon Airoport, safarka ay Naples ku tagi doonaan ayaa qaadan doona muddo 3-saacadood ah. Haddaba waa kan magacyada 23-ka ciyaaryahan. GOOL HAYAYAASHA. Alisson Becker, Simon Mignolet, Kamil Grabara. DAAFACYADA: Clyne, Van Dijk, Lovren, Alexander-Arnold, Joel ...

Read More »

Eng.Yariisow oo sheegay in Muqdisho lagu qabanayo tartanka kubada cagta maamulada iyo G.Banaadir

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha ee Staadiyo Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah Ololaha Is-xilqaan oo 100 dumar ah shaqo loogu abuuray, si ay u dar-dargeliyaan nadaafadda iyo dib u habeynta Garoonka. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ...

Read More »

Xiddigo muhiim ah oo saaka laga waayay tababarka Tottenham ee ka hor kulanka Barcelona

Tababare Mauricio Pochettino ayaa wajahaya dhibaato kadib markii saaka laga waayay tababarka kooxda xiddigo muhiim ah. Mirror ayaa baahisay in tababarkii saaka ee Tottenham ay ugu diyaar garoobaysay kulanka habeen dambe ee Barcelona inay ka maqnaayeen xiddigo muhiim ah. Ciyaartoydii seegay tababarkii saaka ee Tottenham waxaa kamid ah Dele Alli, Christian Eriksen, Mousa Dembele iyo Jan Vertonghen. Arinka kaliya ee farxada leh ayaa ah ...

Read More »

Alisson Becker oo ka warbixiyay fikirkiisa kaga aadan kulanka ay kula ciyaari doonaan Napoli tartanka Champions League

 Jamaahiirta kubada cagta ee qaarada yurub ayaa sugaya daawashada kulanka adag ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Napoli iyo Liverpool tartanka Champions League. Goolhaayaha reer Brazil ee Alisson Becker ayaa wuxuu sheegay in kooxdiisa Liverpool ay diyaar u tahay kulanka ay ku booqan doonaan kooxda Napoli tartanka Champions League Liverpool ayaa guul 3-2 ah kaga soo gaartay kooxda Paris Saint-Germain ...

Read More »

Dhammaan kullamada la ciyaari doono caawa iyo saacadaha la daawan doono.

Waxaa la baasan doonaa caawa kullamadii labaad ee tartanka UEFA Champions League-ga wareeggiisa Group-yada. Haddaba halkan hoose ka aqriso Group-yada caawa ciyaari doona iyo kullamada waqtiga hore soo galaya. Group E AEK Athens vs Benfica – 22:00 Bayern Munich vs Ajax – 22:00 Group F Hoffenheim vs Manchester City – 19:55 Lyon vs Shakhtar Donetsk – 22:00 Group G CSKA Moscow vs Real Madrid – ...

Read More »

Arsenal oo Barcelona kula dagaallamaysa saxiixa weeraryahan ka ciyaara Ligue 1!

Naadiga Arsenal ayaa kusoo biiray doonista loogu jiro weeraryahanka kooxda Lille ee Nicolas Pepe. Kooxaha Barcelona, Sevilla iyo Everton ayaa loollan adag kala kulmi doontaa kuwaasoo dhammaantood doonaya  gooldhaliyahan. Daily Mirror ayaa ku warramaysa in Pepe qudhiisa uu doonayo inuu heer sare usii tallaabo si xirfaddiisa ay sare ugu sii kacdo. Laacibka reer Ivory Coast ayaa kusoo baxay dhaliye halis ...

Read More »

Cristiano Ronaldo iyo sababta dhabta ah ee uu Real Madrid kaga tagay oo banaanka lasoo dhigay

Real Madrid waxay si rasmi ah nabad galyo u dhahday Cristiano Ronaldo bishii July ee sanadkan laakiin cayaaryahan safarka uu kaga tagayay Bernabue wuxuu soo bilaawday bishii May 2017. Dhibaatada uu kala kulmaayay Cristiano Ronaldo saraakiisha canshuuraadka Spain qaabilsan ayaa ugu dambeyntii sababtay inuu Juventus ku biiro. Haddaba warbixin cusub oo ay soo daabacday El Mundo ayaa shaaca looga qaaday sababtii dhabta ...

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo la wareegay garoonka Minishiibiyo ee degmada Warta Nabadda +SAWIRRO XUL AH

. Waxaa shalay  garoonka Minishiibiyo ee degmada Warta nabadda ka dhacay xaflad uu maamulka Gobolka kula wareegay garoonkaas, waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho, Xildhibaanda labada aqal, maamulka Isboortiga gobolka, Madaxda degmada Warta Nabadda, Madaxda xiriirka kubadda cagta, masuuliyiinta naadiyada kubadda cagta iyo maamulka kooxda Banaadir SC. Guddoomiyaha Naadiga Banaadir SC Abuukar Maxamed Shiikh oo ugu ...

Read More »

Mohamed Salah kuma faraxsana qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkan”… Jurgen Klopp

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in xidigiisii Mohamed Salah uusan ku faraxsaneyn qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkan. Mohamed Salah ayaa kusoo bilaawday kulankii Chelsea ee sabtidii lasoo dhaafay kahor inta uusan badal ku bixin daqiiqadii 66-aad, waxaana lagu badalay Xherdan Shaqiri. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp oo wax laga weydiiyay dareenka haatan ee Mohamed Salah ayaa sheegay in ...

Read More »