Home / CAYAARAHA (page 5)

CAYAARAHA

Hordhaca Kulanka Elclasico Real Madrid Vs Barcelona Miyay Real Mar Kale Aqbali Doonta Guul Daro Garoonkeeda Kaga Soo Gaarta Kooxda Barcelona..

habeenkii Arbacadii Ernesto Valverde kooxdiisa ayaa 3-0 ku garaacday kooxda ka socota caasimada Spain ee Los Blancos semi finalka Copa del Rey. Guul kale oo ay ka gaarto Blaugrana isbuucaan ayaa waxa ay ka dhigi kartaa inay 12 dhibcood ka sar-mari doonan kooxda Santiago Bernabeu horyaalka La Liga, waana mid dili karta rajada horyaalka ee kooxda Real Madrid. ma jirto ...

Read More »

Liverpool Anfield Ku Gumaaday Watford, Sadio Mane & Virgil Van Dijk Oo Min Laba Gool Dhaliyay Iyo Man City Oo Guul Cidhiidh Ah Ka Gaadhay West Ham United.

Kooxda West Ham United ayaa iska caabin xoogan kala hor timid Manchester City waxayna kooxda Manuel Pellegrini awooday in qaybtii hore ee kulankii Etihad Stadium aan wax goolal ah looga dhalin. Man City ayaa waqtigii nasashada ka war heshay in Liverpool ay laba gool hogaanka kaga haysay Watford taas oo Guardiola iyo kooxdiisa ku qasabtay in ay garoonka dagaal kula ...

Read More »

Arsenal Oo Emirates Stadium Ku Burburisay Bournemouth, Chelea Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaadhay Tottenham Iyo Man United Oo Crystal Palace Saddexda Dhibcood Ka Soo Heshay.

Kooxaha kaalinta afraad ku dagaalamaya ee Arsenal, Manchester United iyo Chelsea ayaa dhaamantood guulo muhiim ah gaadhay iyada oo waliba Chelsea awooday in ay saddexda dhibcood Stamford Bridge kaga qaadatay kooxda Tottenham oo guuldaradii labaad oo xidhiidh ahi ay soo gaadhay. Manchester United ayaa tubta guusha ku soo laabtay waxayna 3-1 ku soo garaacday kooxda Crystal Palace laakiin Arsenal ayaa ...

Read More »

Barcelona Oo Real Madrid Ku Dubatay Santiago Bernabeu, Luis Suarez Oo Laba Gool Dhaliyay Iyo Blaugrana Oo Iska Xaadirisay Finalka Copa Del Rey.

Barcelona ayaa Santiago Bernabeu ku soo dubatay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Real Madrid waxayna kooxda Valverde iska xaadirisay finalka Copa Del Rey oo ay ku soo guulaysteen afartii xili ciyaareed ee ugu danbeeyay. Real Madrid oo marti loo ahaa ayaa laga filayay in ay haysatay fursada ugu fiican ee ay ugu soo bixi kartay finalka Copa Del ...

Read More »

HORDHAC: Liverpool Vs Watford, Man City Vs West Ham, Crystal Palace Vs Man United Iyo Kulamada Saamaynta Badan Yeelanaya Oo Isku Saacad La Ciyaarayo.

Kulanka Liverpool vs Watford Liverpool ayaa soo dhawaynaysa kooxda Watford oo guusheedii ugu waynayd oo 5-1 ahayd ka soo gaadhay Cardiff City waana guushii ugu saraysay ee ay heerka kowaad ka gaadheen tan iyo November 1986 laakiin Liverpool ayaa kulankan iskeenaysa iyada oo u dhaarsan in ay tubta guusha ku soo laabto kadib barbarihii Old Trafford. Jurgen Klopp ayaa cadho ...

Read More »

HORDHACYO: Chelsea Vs Tottenham, Arsenal Vs Bournemouth-Dagaalka Kaalinta Afraad Oo Heerkii Ugu Adkaa Galay Iyo Blues Oo Imtixaankii Ugu Waynaa Maraysa.

Caawa waxay noqon doontaa habeen muhiimad wayn u leh kooxaha kaalinta afraad ee Premier league ku dagaalamaya maadaama oo ay isla hal saac wada ciyaari doonaan dhamaan kooxaha ku tartamaya in ay kaalinta afraad ku soo baxaan ee Chelsea, Arsenal iyo Man United. Arsenal ayaa kaalinta afraad sii gashay laakiin waxay imtixaan adag ku mari doonaan kulanka Emirates Stadium ee ...

Read More »

HORDHAC: Real Madrid vs Barcelona – Rikoodhka Kulamadoodii Hore, Kooxda La Saadaalinayo Inay Tagto Finalka, Wararkii Ugu Dambeeyey Iyo Shaxaha Macquulka ah

Real Madrid ayaa garoonkeeda Bernabeu kusoo dhoweyn doonta Barcelona oo ay isku haleelayaan lugta labaad ee semi-finalka tartanka Copa del Rey. Labada kooxood ayaa barbarro 1-1 ah kusoo dhamaystay ciyaartii hore ee ka dhacday garoonka Camp Nou, waxaana goolka ku hormartay Real Madrid oo daqiiqaddii 6aad ee Lucas Vazquez u dhaliyey ka hor intii aanu Malcom noqonin halyeyga Barcelona oo ...

Read More »

Manchester City oo Rigoorayaal ku garaacday Chelsea isla markaasna hanatay Carabao Cup.

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa ku guuleysatay Carabao Cup kadib markii ay rigoorayaal ku garaacday Kooxda Chelsea. Cayaar lagu jilbo murxay kadib ayaa kusoo dhamaatay 0-0 iyadoo lagu daray 30 daqiiqo dheeri ah balse wax gool waa la iska dhalin waayay. Dhamaadkii cayaarta ayaa waxaa dhacday layaab kadib markii goolhayaha Chelsea uu soo gaaray dhaawac fudud waxaase badal ...

Read More »

Xaqiiqooyiin laga diiwaan galiyay kulankii Man United iyo Liverpool 0-0 ku kala baxeen

Xaqiiqada 1-aad: Markii ugu horeesay kulan EPL ah ayay Man United qaybta hore cayaarta sedex bedel adeegsatay. Xaqiiqada 2-aad: Mohamed Salah 4-kulan uu EPL wajahay Man United wax gool ah kama dhalinin sidoo kalena wax gool ah kuma caawinin. Xaqiiqada 3-aad: David De Gae wuxuu sameeyay 100-kulan EPL ah inuu shabaqiisa ilaashtay sidoo kalena waxaa darajadan kaga horeeyay goolhaye Peter Schmeichel oo isagana 112-kulan ...

Read More »

Lacazette iyo Mkhitaryan oo Arsenal ka caawiyeen inay kaalinta 4-aad EPL soo galaan

Kooxda Arsenal ayaa 2-0 guusha kaga qaadatay naadiga Southampton kulan ka tirsanaa EPL oo ka dhacay garoonka Emirates waxayna Gunners-ka la imaadeen labada gool qaybta hore cayaarta. Alexandre Lacazette ayaa hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadii 6-aad waxaana kubada caawinaad ka geestay weliba xili hore ayuu Gunners-ka culees ka dagay.   Henrikh Mkhitaryan ayaa Arsenal hogaanka u dheereeyay kana dhigay cayaarta 2-0 waxayna Arsenal ...

Read More »