Home / CAYAARAHA (page 50)

CAYAARAHA

Kaddib Mudo Dheer Oo Uu Mustaqbalkiisa Muran Ka Taagnaa, Eden Hazard Oo Ugu Dambayn Meel Saaray Kooxda Uu Ka Ciyaari Doono Xilli Ciyaareedkan, Chelsea Mise Real Madrid?

Garabka kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa kaddib mudo dheer oo uu muran ka taagnaa mustaqbalkiisa Blues meel saaray kooxda uu xilli ciyaareedkan haatan bilawga ah ka ciyaari doono, Hadalkan kasoo yeedhay Hazard ayaa ah mid meel marinaya wararka xanta ah ee ay saxaafada caalamku ka qoraysay mustaqbalkiisa mudooyinkii ugu dambeeyay. Eden Hazard ayaa xiiso weyn ka helayay kooxda Real ...

Read More »

Chelsea oo Diyaar u ah inay iska fasaxdo laba ka Mid ah Xiddigaheeda.

Naadiga Chelsea ayaa inta badan suuqa xagaaga ama ka hor billawga xilli ciyaareedka amaah ku dirta qaar badan oo ka mid ah xiddigaheeda. Intii uu furnaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee horyaalka Ingiriiska, waxaa si aad ah loola xiriiriyay Blues inay iibineyso xiddiggeeda Danny Drinkwater oo ay kooxaha meel dhexaadka ah ka beecin doonto. Balse waxa ay hadda ku fikireysaa ...

Read More »

Liverpool Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarineysa Daafaca Kooxdeeda Anfacay Ee Andrew Robertson Xilli Reds Ay Siin Doonto Laba Jibaarka Mushaharkiisii Hore

Kooxda Liverpool ayaa isku diyaarinaysa inay heshiis cusub ka saxeexato daafaca bidix ee kooxdeeda ee Andrew Robertson kaas oo si weyn u anfacay kooxda tababare Klopp isla markaana kasoo dhalaalay garabka daafaca bidix ee Reds. Robertson ayaa xagaagii hore lacago 10 Milyan ah kusoo gaadhay Anfeild isagoo iskaga soo tagay dhinaca Hull City, Qiimaha ay Reds ku heshay daafacan ayaa ...

Read More »

Kullamada laga Ciyaarayo Horyaallada kala Duwan ee Qaaradda Europe, Garoomada lagu Ciyaari Doono iyo Saacadaha la Daawan Doono.

English Premier League: Burnley vs Watford – Turf Moor – 15:30. Manchester City vs Huddersfield Town – Ethihad Stadium – 15:30. Brighton vs Manchester United – Amex Stadium – 18:00. Italian Serie A: Torino vs AS Roma – Stadio Olimipico Grande Torino – 19:00. Bologna vs Spal – Stadio Renato Dell’Ara – 21:30. Empoli vs Cagliari – Stadio Carlo Stellani ...

Read More »

HORDHAC: Kulanka Brighton & Hove Albion v Manchester United.

Manchester united ayaa booqan doonta kooxda ka dhisan Xeebta koonfureed ee Brighton & Hove Albion kulanka labaad ee horyaalka Premier League. Kooxda Mourinho ayaa guul ku daah furtay horyaalka markii ay garaaceen cayaartoodii kowaad naadiga Leicester City. Ogeysiiska cayaarta Tartanka: Premier League Waqtiga: 06:00 pm ( SGA ) Garsooraha: Kevin Friend Garoonka: Amex Stadium Wararka Labada Koox Brighton ayaa cayaarsiitay ...

Read More »

HORDHAC: Real Madrid v Getafe, Madrid oo Bilaabi Doonta Loolanka La Liga La’aanta Ronaldo iyo Zidane

Real Madrid ayaa bilaabi doonta loolanka horyaalka Spain ee La Liga la’aanta halyeeygoodii Cristiano Ronaldo marka ay wajahayaan kooxda Getafe cayaar ka dhici doonta garoonka Estadio Santiago Bernabéu. Los Blancos ayaa guuldarro culus la kulantay finaalkii Uefa Super Cup oo ay asbuucii hore la dheeshay Atletico Madrid, waxaana u bilaabmeysa Leyliyahooda Cusub shaqo aad u adag. Ogeysiiska cayaarta Tartanka: La ...

Read More »

Tababaraha Arsenal Unai Emery Oo Shaaciyay Sababtii Ay Guuldarrada Ugala Kulmeen Chelsea

Tababaraha Arsenal waxa uu shalaay ka muujyey dhammeystir la’aantii kooxdiisa kulankii Chelsea. Arsenal waxa ay ka soo laabatay 2-0 kulankii Chelsea iyada oo ay goolasha u kala dhaliyeen Henrikh Mkhitaryan iyo Alex Iwobi. Laakiin waxaa fursado waa weyn ka cunay Mkhitaryan, Mesut Ozil iyo Pierre-Emerick Aubameyang. Fursadahaas ay daayaceen waxa ay keentay in Hazard daqiiqaddii 81-aad ku sallaxo goolkii guuldarada ...

Read More »

HORDHAC: Manchester City Vs. Huddersfield – Sky Blues Oo Baadigoobeysa Guusheedii 2aad Ee Isku Xigta Xilli De Bruyne Uu Ka Dhaawacan Yahay

Manchester City waxa ay Huddersfield la dheeli doontaa kulankeeda labaad ee Premier League-ga ol’olahan 2018-19. Kooxda difaacaneysa horyaalka kulankii furitanka waxa ay 2-0 uga badisay Arsenal oo ay ku booqatay gegida Emirates. Pep Guardiola, oo kooxdiisa ay kow ka tahay kuwa sanadkan ay saadaashu la jirto, ayaa doonaya in uu sii hayo dhabbaha guulaha. Maxaa Ka Cusub Man City? – ...

Read More »

Barcelona Oo Guul Ku Furatay Horyaalka La Liga, Lionel Messi Oo Markale Taariikhda Barca Laba Gool Ku Galay Iyo Blaugrana Oo Dhinaca Iskaga Dhigay Alaves

Barcelona ayaa guul ku furatay tartanka ay koobkiisa difaacanayso ee La Liga kadib markii ay Camp Nou ku garaacday kooxda Alaves. Kabtanka cusub ee Barcelona ee Lionel Messi ayaa gool laaga xorta ah uu ku dhaliyay ku daah furay gool dhalinta La Liga ee kooxdiisa Barca isaga oo waliba dhaliyay goolkii 6000 aad ee La Liga ay abid ka soo ...

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Alaves Iyo Valverde Oo Shaxdiisii Spanish Super Cupka Isbadalo Ku Sameeyay.

Barcelona ayaa Camp Nou ka bilaabanaysa difaacashada koobka horyaalka La Liga ee ay xili ciyaareedkii hore ku soo guulaysatay waxayna soo dhawaynaysaa kooxda Deportivo Alaves. Valverde ayaa sheegay in ku guulaysiga koobka La liga aanu wax adag ahayn marka hore balse ku celintiisu ay tahay waxa ugu adag. Tababaraha Barcelona ee Valverde ayaa shaxdiisa dib ugu soo celiyay Ivan Rakatic ...

Read More »