Home / CAYAARAHA (page 51)

CAYAARAHA

Paul Scholes oo Dhaleeceen Hor leh Dusha kaga tuuray Pogba, kahor kulanka Brighton.

 Paul Scholes ayaa weerar ku qaaday Paul Pogba, xili wali xili ciyaareedka uu bilaw yahay, wuxuuna u muuqdaa midaan ku qancin qaab ciyaareedka laacibka reer Frence. Ma ahan marka ugu horeesay uu halyayga kooxda Manchester United weerar ku qaado laacibka khadka dhexe reer France ee Paul Pogba, wuxuuna aaminsan yahay in wali looga baahan yahay qabashada shaqo adag. “Waxaan rajeeneynaa ...

Read More »

SAWIRRO:- Chelsea Oo Guul Ka Gaartay Kooxda Arsinal inkastoo Kooxda Unia Emery ay Samaysay Soo Laabasho Qeybta Hore

Chelsea ayaa xili dambe guul ka gaartay dhigeeda Arsenal kulan xiisa badan oo lagu koox dhexmaray kasoo ku idlaaday 3-2 Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala nastay 2-2 waxeyna cayaartu aheyd mid aad ay labada koox isku weerareen. Hogaanka kulanka waxaa qatabay Chelsea oo laba jeer gaartay goolka Arsenal waxaana u daah furay goolka hore laacibka Pedro kaasoo uu ka ...

Read More »

Juventus Oo Guul Ka Gaartay Dadaal Dheer Kadib Kataqallustay Chievo.

Ciyaartan oo qaybteedi hore lagu kala nastay 1-1 ayaa markii la isku soo laabtay waxaa hogaankabu qabtay Chievo. Xidigii hore ee Junventus ayaa Giaccerini ayaa rigoore kadhaliyay kooxdiisi hore kana dhigay ciyaarta 2-1 daqiiqaddi 56-aad kahor inta Leonardo Banucci uusan Juve u barbareen daqiiqaddii 75-aad. Juve ayaana garsooruhu kadiiday gool ay ansixisay aaladda Goal Line Technology taas oo uu kutilmaamay ...

Read More »

Layaabka Adduunka: Baabuurta Jacaylka

Magaalada Maputo ee Caasimadda dalka Mozambique oo lagu tilmaamo kuwa ugu dib u dhacsan qaaradda Afrika iyo guud ahaan adduunku, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu liita adeega is gaadhsiinta, isu socodka iyo gaadiidka dadweynaha. Waxa magaaladan ka dhex shaqeeya gaadiid caasimaddaha dunida ee kale ka mid ah gaadiidka xamuulka, hasa yeeshee marka la joogo magaalada Maputo ee caasimadda ...

Read More »

Qoys Meydka Hooyadood Ku Mushahar Qaata

Dhacdo ku biirtay arrimaha layaabka adduunka ayaa laga soo weriyay dalka Hindiya oo isaga laftiisu ka mid ah meelaha ugu layaabka badan dunida, taas oo la xidhiidha qoys meydka hooyadood ku qarsaday gurigooda si ay mushahar ugu helaan. Sida wakaaladaha wararka dunida intooda badani ku warameen, booliska dalka Hindiya ayaa xoog ku galay, mid ka mid ah guryaha ku yaala ...

Read More »

Daawo Nin Laba Diyaaradood Ka Xoog Roonaaday

Dhacdo aad uga yaabisay adduunyada ayuu ku kacay nin u dhashay dalka Kazakhstan, kaas oo xoog u adeegsaday labo diyaaradaha qumaatiga u kaca ah, kana hor istaagay inay duulaan, waxaanu ninkan oo adeegsanaya xoogiisa ku guulaystay inuu labadaa diyaaradood duulista u diido. Ninkan oo lagu magacaabo, Sergei Tsirulnikov, sidaan hore u soo sheegnayna u dhashay dalka Kazakhstan, ayaa awooday inuu ...

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Biriishka Jacaylka Iyo Halka Uu Ku Yaalo?

Biriishka Jacaylku waa mid ka mid ah meelaha loogu dalxiiska iyo booqashada badan yahay dunida, waxaanu wakhtiyadan danbe ee isgaadhsiinta iyo xidhiidhka bulshadu sida wayn u kordhay uu noqday mid sidii hore ka caansan oo dad badani ogaadaan. Biriishkan waxa booqda malaayiin qof oo dadka Is jecel ee aduunka ku nool ah, kuwaas oo meelo aad uga durugsan uga soo ...

Read More »

Haweeney Noqoto Hooyada Ugu Da’da Weyn Adduunka

Haweenay 71-jir da’deedu tahay oo u dhalatay dalka Mexico ee koonfurta qaarada Amerika, ayaa warbaahinta uga warantay rejada ay ka qabto inay dhawaan noqon doonto, hooyada ugu da’da wayn adduunka, ka dib markii tobanaan baadhitaan oo lagu sameeyay ay cadeeyeen inay uur lix bilood ah leedahay. Haweenaydan Ayeeyada ah oo magaceeda lagu sheegay Maria de la Luz, waxa ay ku ...

Read More »

Kulamada Galabta illaa Caawa laga Daawan Doono Horyaallada England, Italy, iyo Spain, iyo Saacadaha ay Soo Dhici Doonaan

Horyaalka Premier League-ga ayaa laga ciyaari doonaa illaa 6 kullan, isagoo geli doona toddobaadkiisii labaad. Cardiff City vs Newcastle United- 14:30. Everton vs Southampton- 17:00. Leicester City vs Wolverhampton Wanderes- 17:00. Tottenham Hotspur vs Fulham- 17:00. West Ham United vs AFC Bournemouth- 17:00. Chelsea vs Arsenal- 19:30. Horyaalka dalka Italy ayaa kullamadiisa toddobaadka koowaad caawa daaha laga rogi doonaa waxaana ...

Read More »

Unai Emery oo Fariin Udiray Mesut Ozil ka Hor kulanka Caawa ee Chelsea

Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa si wayn u garab istaagay laacibkiisa Mesut Ozil ka hor kulanka Chelsea. Unai Emery ayaa xaqiijiyay in Ozil uu ku soo bilaabanayo kulanka caawa isla markaana laga doonayo inuu ka qayb qaato dhanka difaaca iyo waliba dhanka weerarka. Hadalkaan ayaa imaanaya xili Kanu uu u sheegay Arsenal inay iska cayriyaan Ozil ama ay hormariyaan ...

Read More »