Home / CAYAARAHA (page 52)

CAYAARAHA

Shaxda Macquulka Ah Ee Kulanka Daah-furka U Ah Horyaalka Serie A Ee Chievo v Juventus – Ayaa Ka Garab Ciyaari Doona Cristiano Ronaldo?

Cristiano Ronaldo, Paulo Dybala, Douglas Costa iyo Federico Bernardeschi ayaa la filayaa inay ku soo bilowdaan kulanka maanta iyadoo Juventus ay booqaneyso kooxda Chievo. Kulanka daahfurka u ah horyaalka Serie A ayaa waxa uu 7da fiidnimo ee saacada geeska Afrika ka dhacayaa garoonka Stadio Bentegodi. Indhaha oo dhan waxa ay ku sii jeedaan Cristiano Ronaldo oo caawa fiidkii ciyaaraya kulankiisii ...

Read More »

Muxuu Tababare Jurgen Klopp Ka Yidhi Dhaawaca Soo Gaadhay Kevin De Bruyne Iyo Haddii Manchester City Ay Buuxin Karto Booska Uu Baneeyay?

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhaawaca soo gaadhay xiddiga Manchester City ee Kevin De Bruyne kaas oo mudo saddex bilood ah ka maqnaan doona garoomada sida ay shaacisay kooxdiisu. Manchester City oo isku diyaarinaysa inay markii labaad oo xidhiidh ah hanato horyaalka Premier League ayaa waayeysa De Bruyne oo ahaa xiddigeeda ugu fiican ee xilli ciyaareedkii ...

Read More »

Gaalkacyo Waxaa Ka Furmaya Tartanka Dagmooyinka Galmudug.

Gaalkacyo waxaa ka socota qaban qaabo xoogan oo lagu jiro qabsoomida Koobka Dagmooyinka Galmudug oo dhawaan ka furmi doona Garoonka Kubada Cagta ee Cabdulaahi Ciise Maxamuud. Waxaa dayactir xoogan lagu wadaa garoonka Cabdulaahi Ciise Stadium iyadona la diyaariyay goobo la dajiyo ciyaartooyda ka qeyb galeysa Koobkaasi. Dagmooyinka ka qeyb Galay koobka ayaa la ii sheegay iney ka mid yihiin. 1.Gaalkacyo. ...

Read More »

Daawo garoonka Wiish Stadum oo la dhigayo Cinjirka Caalamiga ee kubada Kolayga lagu ciyaaro.

Read More »

Xiriirka Kubada Kolayga oo saaray isku aadka horyaalka K/Kolayga 2018-19

Xiriirka soomaaliyeed ee kubadda Kolayga ayaa soo saaray jadwalka isku aadka horyaalka kubadda Kolayga 2018-19. Horyaalka waxaa ka qayb galaya 7 Naadii oo kala ah Heegan oo horyaalka daafacanaysa , Horseed, Dekedda, Wacaaf, Feero, Gift Star iyo Banaadir Sport Club. Kulanka Furitaankaoo dhici doona 24-ka  August waxaa wada ciyaari doona Kooxaha Heegan iyo Feero. Jadwalkan oo ah wareega koowaad ee ...

Read More »

Daawo-Diyaar-garowga Ciyaartoyda Dagmada Yaaqshiid

Read More »

RASMI: Tababare Jose Mourinho Oo Xaqiijiyey Xiddiga Noqonaya Kabtanka Manchester United.

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho waxa uu xaqiijiyey in Antonio Valencia xiran doono caalamadda kabtannimada Red Devils markii uu dib ugu soo laabto kooxda. 33 jirkaan u saftay Manchester United 235 kulan tan iyo markii uu 2009 uga soo biiray kooxda Wigan Athletic ayaa dhaawac ku maqan. Hase ahaatee, tababare Jose Mourinho ma uusan sheegin waqtiga uu soo laabanayo xiddiga ...

Read More »

Kooxda Midnimo Oo Ku Jirta Diyaargarowga Ugu Dambeeyey Ee Tartanka Ganaral Daa uud(Sawiro)

Midnimo Football Club Waaa Kooxdii Ku Guuleysatay Horyaalka Heerka Labaad Ee Seria B-da Haatan Waxay U Soo Dalacday Horyaalka Heerka Koobaad EE Somali Premier League Si La Mid Ah Waxay Ciyaarayaan Taratnka Ganaral Daa uud Oo Bartamaha Bisha Octobar La Qaban Doono Waxayna Isku Guruub Yihin Kooxda Heegan Midnimo ayaa Hada Waxay Wadaam Diyaargarowgii Ugu Dambeeyey EE Tartankan Ugu Soo Horeeyey ...

Read More »

Pep Guardiola Oo Sergio Aguero Ku Ciqaabaya Ficil Uu Sameeyey Kulankii Arsenal.

Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa la filayaa in kursiga keydka loo dhaadhiciyo kulanka Premier League ee ay kooxda la ciyaari doonto Huddersfield berri oo Axad ah. Tababaraha reer Spain Pep Guardiola kuma faraxsaneyn bandhiggii xiddiga reer Argentina ee kulankii Arsenal, waxa uuna doonayaa in uu isku shaandheyn ku sameeyo safkiisa kaddib dhaawicii soo gaaray Kevin De Bruyne. Laacibka reer ...

Read More »

HORDHAC: Chelsea v Arsenal – Blues Oo Dooneysa Inay Sii Wadato Guulaheeda & Gunners Oo Raadineysa Guusheedii Ugu Horeysay Xilli CIyaareedka Premier League

Kulanka ugu xiisaha badan Premier League toddobaadkan waxa uu dhexmari doonaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Labada kooxood ee ku xifaaltama London ayaa is arkaya kulankii labaad ee Premier League-ga ol’olahan 2018-19. Iyaga oo mid walba uu hoggaaminayo tababare cusub, hadana waxaa Blues iyo Gunners ka go’an in ay guul ay garaan iyo natiijo fiican ku diraan farriin ol’olahan cusub ku ...

Read More »