Home / CAYAARAHA (page 53)

CAYAARAHA

Xidiga Cusub Ee Liverpool Ee Fabinho Oo Tilmaamay Xiddig Ka Tirsan Manchester City Oo Talo Kulahaa Go’aankii Uu Ugu Soo Biiray Reds Xagaagan

Xiddiga ku cusub kooxda Liverpool ee Fabinho ayaa ka sheekeeyay sida uu xiddig ka tirsan kooxda Manchester City ugu qanciyay inuu kusoo biiro kooxdiisa haatan isla markaana iskaga diido kooxo badan oo hore loola xidhiidhinayay markii uu ku sugnaa AS Monaco. Fabinho ayaa shaaca ka qaaday in saaxiibkiisii hore ee Monaco ee Bernardo Silva haatana ka tirsan Manchester City uu ...

Read More »

Real Madrid Oo Dacwad Ka Gudbisay Kooxda Inter Milan Iyo Luka Modric Oo Sabab U Ah.

Real Madrid ayaa ku dacweysay kooxda Inter Milan xiriirka kubada cagta adduunka ee FIFA madaama ay ceyrsanayaan xiddigooda khadka dhexe Luka Modric. Afhayeen u hadlay FIFA ayaa xaqiijiyay in xiriirka kubada cagta adduunka inuu dacwad ka helay kooxda reer Spain oo la xiriirta iskudayga kooxda ka dhisan Serie A ay ku dooneyso inay kula soo wareegto xiddiga reer Croatia Luka ...

Read More »

Ragnar Klavan oo ku Wajahan Serie A Xilli uu Maanta Xirmayo Suuqa kala iibsiga Horyaalka

Kooxda kubadda cagta ee Cagliari ayaa wada hadallo kula jirta kooxda Liverpool si ay kaga qaadato difaaceeda Ragner Klavan. 32-jirka reer Stonia ayaa laga yaabaa in maanta uu ku biiro kooxda reer Taliyaani, sida laga soo xigtay Sky Sport Italia. Cagliari ayaa rajeyneysa inay €2m kula soo wareegto Klavan kaasoo aanan fursad fiican ka heysan kooxda Reds. Joe Gomez, Joel ...

Read More »

Ronaldo Dartii Markale Ayaan Madaxa Soo Qaadi Doonnaa”, -Fabio Capello Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Ahmiyadda Uu Ronaldo Serie A-ga U Leeyahay.

Go’aankii uu Cristiano Ronaldo ugu biiray Juentus waxaa soo dhaweeyey Fabio Capello oo ku tilmaamay mid u wanaagsan kubadda cagta ee Italy. Ronaldo waxa uu kulankiisa ugu horrreeya u safan doonaa Juventus maalinta ah axadda ah marka ay Serie A-ga ku furtaan Chievo. Laacibka reer Portugal £105million ayuu uga soo wareegay Real Madrid oo uu 9 sano ku sugnaa. 33 ...

Read More »

Manchester United oo ka Warbixisay Xaqiiqada Wararka ku adan khilaafka ka Dhexeeya Mourinho iyo Pogba

Manchester United ayaa diiday in wax khilaaf ah uu ka dhexeeyo macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho iyo laacibka xulka qaranka France ee Paul Pogba. Shabakada “Sky Sports” ayaa waxay shaaca ka qaaday in maamulka kooxda Red Devils ay maanta xaqiijiyeen in xiriirka Mourinho iyo Pogba uu yahay mid aad u wanaagsan, kadib markii ay soo baxeen warar ku aadan ...

Read More »

Toni Kroos Oo Dabka Kusii Shiday Xidiga Ay Isku Dalka Kasoo Wada Jeedaan Ee Mesut Ozil Isaga Oo Dhaliilay Qaabkii Uu Ciyaaraha Caalamiga Ah Uga Fadhiistay.

Xidiga Khadka dhexe xulka qaranka Germany iyo kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa dabka kusii shiday xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee kooxda Arsenal Mesut Özil, kadib markii uu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah. Mesut Özil ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay u ciyaarista xulka qaranka Germany, kadib koobkii aduunka ee 2018 ee dalka Russi, wuxuuna kadib bayaan ...

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo Dhex-Dhexaadin Doona Kullan ka Tirsan CAF Confederation Cup.

Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa ka amba baxay garoonka Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Congo si ay u dhex dhexaadiyaan kullan ka tirsan CAF Confederation Cup Soomaaliya ayaa si weyn loogu amaanaa doorka garsoorka iyagoo markaste kullamada kusoo dhex dhexaadiya si guul ay ku dheehan tahay. Garsoorayaasha Soomaaliyeed ayaa dhex dhexaadin doono kullan ay isaga hor imaanayaan Vita Club iyo ...

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Digniin Culus U Diray Kooxaha Serie A-Da Iyo Kuwa Kale Kahor Bilaabashada Ol’olaha Cusub Ee Serie A-ga.

Cristiano Ronaldo waxa uu farriin digniin ah u diray kooxaha Serie A-ga kahor kulankiisa ugu horreeya ee Juventus. Ronaldo waxa uu ku biiray Juventus kaddib markii uu £88million uga soo wareegay xagaagan Real Madrid kaddib sagaal sano oo uu ku sugnaa La Liga. Kulankiisa ugu horreeya oo rasmi ah waxa uu ku wajihi doonaa Chievo sabtida isaga oo xiran maaliyadda ...

Read More »

Antoine Griezmann oo Shaaca ka Qaaday Sababta ugu Weyn ee ka Dambeysa inuu sii Joogo Kooxda Atletico Madrid.

Laacibka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta ugu weyn ee ka dambeysa inuu sii joogo kooxdiisa xili ciyaareedkan. Atletico Madrid ayaa ku guuleysatay koobka UEFA Super Cup-ka kadib markii ay guul weyn ee 4-2 ah ay ka gaareen kooxda ay dariska yihiin ee Real Madrid. Antoine Griezmann ayaa waxaa si weyn lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqi ...

Read More »

Casemiro Oo Xalay Dhaawac Uga Baxay Kulankii EUFA Super Cup-ka Iyo Heerka Uu Gaarsiisan Yahay.

U diyaar garowgii ay Real Madrid ugu jirtay ol’olaha cusub ee La Liga waxaa soo gaaray dib u dhac kaddib markii uu ka dhaawacmay Casemiro. Laacibka reer Brazil oo ku soo bilowday kulankii xalay ee EUFA Super League ayaa lagu saaray dhaawac soo gaaray dartis. Casemiro waxa uu ciyaartii xalay dheelay ilaa iyo daqiiqiiddii 75-aad, laakiin waxa uu dareemay xanuun ...

Read More »