Home / CAYAARAHA (page 54)

CAYAARAHA

Atletico Madrid Oo Guul Daro Waji Gabax Ah Gadhka U Galisay Real Madrid, Simeone Oo Atletico U Horseeday Koobka UEFSA Super Cup Iyo Lopetegui Oo Cashar Cusub Ku Bilawday Waayihiisa Madrid

Kooxda Atletico Madrid ayaa guuldaro wayn gadhka u galisay kooxda Julen Lopetegui ee Real Madrid waxayna Atletico ku guulaystay koobka UEFA Super Cup kadib markii ay waqtigii dheeriga ahaa ee finalkii koobkan ay Madrid ugu awood sheegatay 4-2. Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa waqtigii rasmiga ahaa ee ciyaarta barbaro 2-2 ah isla dhaafi waayay laakiin kooxda Diego Simeone ayaa ...

Read More »

Hambalyo Hambalyo Kooxda Elman Oo Ku Guuleystay Tartanka Star League

Tartanka Oo ay Xiriirka Kubada Cagta Somaliya Soo Kordhiyeen Sanadkan Waxaa Ka Qeybgalay Lixda Koox Ee Ugu Sareysa Tartanka Sida Dekada Fc Oo Ku Guuleysatay Tartanka Horyaalka Somaliya Sanadkan 2018 Banaadir Sc Oo Kaalinta Labaad Gashay Heegan Oo Sedexaad Ku Dhameysatay Horseed Oo afaraad Gashay Elman OO Shanaad Ku Dhameysatay Iyo Janyo Oo Lixaad Ku Dhameysatay Galabta ayaa Kulankii Ugu ...

Read More »

Zidane Oo Xiiseynaya Inuu Badalo Mourinho, Barcelona Oo Inkiray Xiisaha Pogba iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waa lagu kala qeybsamay, kooxaha Premier League ma iibsan karaan ciyaartoy maadaamaa suuqooda uu xirmay 9-kii August maalin ka hor bilowga fasalka cusub, balse wali horyaalada kale ee yurub ayaa furan. Waxaan idiin soo gudbineynaa dhamaan wararkii ay qoreen warbaahinta kubadda cagta, LaacibNet masuul kama noqon doonto dhabnimada wararkaan maadaama aan u xaglineyno warbaahintii qortay Tababarahii shaqada Real ...

Read More »

Guardiola Oo La Kulmay Dhaawac Dhabar Jab Ah Iyo Kevin De Bruyne Oo Dhawr Bilood Garoomada Ka Maqnaan Kara..

Kooxda Manchester City ayaa la kulantay dhaawac dhabar jab ku ah macalinka kooxdeeda ee Pep Guardiola kadib markii si rasmi ah loo xaqiijiyay in Kevin De Bruyne uu soo gaadhay dhaawac aad halis u ah isla markaana uu garoomada kaga maqnaan karo muddo dhawr bilood ah. Intii ayna Manchester City warbixin caafimaad ka soo saarin xaalada Kevin De Bruyne, khabiirka kubbada cagta ...

Read More »

Diego Godin Oo Shaaciyay Sababtii Uu Isaga Diiday Dalabkii Uga Yimi Manchester United

Diego Godin waxa uu sheegay in uu isaga diiday dalabkii uga yimi Manchester United sababo ‘Shaqsiyadeed”. United waxa ay dalab ka gudbisay 32 jirka gabagabadii suuqa kala iibsiga Ingiriiska iyada oo diyaar u ahayd iy bixiso qiimihii lagu jabin karay qandaraaska uu kula jiro Atletico Madrid oo ahayd €25 million (£22.5m). Mourinho waxa uu suuqa ka baadi goobayey daafac dhexe ...

Read More »

Ronaldo Oo Xaqiijiyey In Laga Saaray Cisbitaalkii Uu Ku Jiray Ka Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad Una Mahadceliyey Diktooradii Iyo Kalkaalisooyinkii Caafimaadkiisa La Tacaalay…

Laacibkii hore ee Brazil Ronaldo ayaa la xaqiijiyey in uu ku soo laabtay gurigiisa kaddib markii uu muddo ku jiray cisbitaal ku yaal Ibiza oo loo geeyey burokiito ku dhacday awgeed. Jariiradda Diario De Ibiza ayaa wariyey in laacibkii hore ee Barcelona iyo Real Madrid loola cararay cisbitaalka Can Misses ee ku yaal jariiradda jimcihii waxaana la marsiiyey baaritaan oo ...

Read More »

Isku aadka tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Goor Dhow la Sameeyay

Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka  gobolka Banaadir oo ay ka qayb qaadan doonaan 17-ka degmo. 17-ka degmo ee ka qeyb galaya tartanka ayaa loo kala qeybiyay Afar guruub  ee kala ah A, B ,C  iyo D. Degmada Waabari ayaa  koobkaan difaacanaysa kadib markii ay kaga guuleysteen degmada Hodan, ciyaartii ugu dambaysay ee Finalaha, sanadkii ...

Read More »

Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu Oo Dib U Shiday Holacii Ku Shidnaa Mustaqbalka Paul Pogba Ee Garoonka Old Trafford..

Madaxweynaha kooxda Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa diiday inuu meesha ka saaro iney mar kale u dhaqaaqaan saxiixa xiddiga reer France Paul Pogba kaas oo muhiim u ah kooxdiisa Man United sida ay sheegayaan warar ka imaanaya dalka Spain. Kooxda ka dhisan gobolka Catalonia ayaa damacday iney soo hesho xiddigii hore Juventus, iyadoo dalab dhan 50 Malyan iyo labada xiddig ee ...

Read More »

Rasmi: AC Milan oo Heshiis lagaartay Samu Castillejo…

Kooxda Kubada Cagta AC Milan ayaa lacadeeyey in ay heshiis lagaartay Weeraryahanka dalka Spain ee u Cayaara kooxda Villarreal amu Castillejo,kaas oo dhawaan soo gaari doona Magaalada Milano. amu Castillejo ayaa lasheegayaa in ay AC Milan ku badalan doonaan Weeraryahanka dalka Colombia ee Carlos Bacca kaas oo ay ku dari doonaan lacag. Naadiga Rossoneri ayaa lasheegayaa in ay Villarreal siin doonto aduun ...

Read More »

Madaxa Fulinta Arsenal Ivan Gazidis Iyo Mikel Arteta Si Gaar Ah U Wada Hadlay Kaddib Kulankii Man City, Maxaa Dhexmaray?

Madaxa fulinta Arsenal Ivan Gazidis waxaa la warinayaa in uu si shaqsi ah ula hadlay Mikel Arteta kaddib kulankii ay Mancehster City la dheeleen toddobaadkan. Arteta waxa uu qarka u fuulay in loo magaacabo xilka tababare ee Arsenal kaddib wadahadallo muddo u socday isaga, Gazidis iyo madaxda Gunners. Hase ahaatee, Arsenal waxa ay ka doorbiday Unai Emery oo u arkayey ...

Read More »