Home / CAYAARAHA (page 55)

CAYAARAHA

Liiska Ciyaartoyda Real Madrid Ee Ka Qeybgalaya Koobka UEFA Super Cup Oo Lagu Dhawaaqay…

Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay magaalada Tallinn ee dalka Estonia halkaas oo ay kula ciyaari doonaan kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsan final-ka koobka UEFA Super Cup, iyadoo ay taasi jirto ayuu hadana tababare Julen Lopetegui magacaabay 29-ciyaartoy oo ay ku jiraan laba xiddig oo dhaawacan. Dhamaan ciyaartoydaas waxey noqon karaan kursiga keydka maadaama uusan jirin xad sheegaya in ...

Read More »

Paul Pogba Oo Madaxiisa Hoos U Dhigay Xilli Uu Dagaal Qarsoon Kala Dhaxeeyo Jose Mourinho Iyo Daafacii Hore Red Devils Wes Brown Oo Ka Hadlay…

Waxaa laga yaabaa inuu jiro dagaal qarsoon oo ka dhaxeeya tababare Jose Mourinho iyo xiddigiisa reer France Paul Pogba, balse xiddiga soo hantay koobka Adduunka ayey tahay in lagu ammaano sida uu madaxiisa hoos u aadiyay, waa fikirka uu qabo daafacii hore kooxda Red Devils Wes Brown. In doorka hoggaanka (Kabtanimada) kooxda loo dhiiboa Paul Pogba waa sheeko loo fahmi ...

Read More »

Xubno matalaya Soomaaliya oo loosoo Magacaabay Maamulka Tartanka CECAFA- CAF ee ka Dhacaya Tanzania..

Sadex masuul oo ka socda dalka Soomaaliya oo kala ah: Cali Maxamed Axmed, Shaafici Islaw iyo Caamir Cabdi Xasan ayaa ku jira liiska maanta lasoo saaray ee guddiga maamulka cayaaraha CECAFA-CAF U-17 ee bisha dambe ka dhacaya dalka Tanzania. Cayaarahan oo ah heer CAF ayaa waxaa ku loolami doona wadamada ku jira ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee ...

Read More »

Cayaaryahan Cali Iidoow Xasan Waa Orodyahanka Soomaaliya U Matali Doona Cayaaraha 21 Aad Ee Qaarada Africa…

Cayaaryahan Cali Iidoow Xasan oo kamid ah ciyaartoyda Qaranka ciyaaraha ee Fudud ee dalka ayaa ka qayb galaya ciyaaraha 21-aad ciyaaraha Fudud ee qaaradda Afrika. Ciyaarahan oo ayg ka qayb galayaan ciyaartoyda waa wayn ee qaaraddaayaa maanta si rasmi ah uga furmi doona magaalada Asaba ee dalka Nigeria, waxaana ka qayb galaya 300 oo ciyaaryahan oo qaaradda Afrika ka socota. ...

Read More »

Garsoorayaashii Soomaaliyeed Ee Sheegay inay joojiyeen Shaqadii ay ka Hayeen Ciyaaraha Dalka iyo Dibadda ayaa Misane Saakay Soo dhajiyay inay

Geedkii orod lagu fuulo orodbaa looga soo degaa, Garsoorayaashii Soomaaliyeed ee Usbuucan sheegtay inay joojiyeen shaqooyinkii ay ka haayeen ciyaaraha dalka iyo kuwa dibbada ayaa misane saakay ku dhawaaqay inay ku soo laabteen shaqooyinkooda.. Garsoorayaasha lagu kala magacaabo Suleymaan Shiikh Bashiir, Maxamed Soomali iyo Mahad Gentalman ayaa axadii ku dhawaaqay inay joojiyeen shaqada ay ka hayeen Dalka iyo Dibadda iyagoo ...

Read More »

Saraakiil Tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Tababar Uga Furmay Tanzania…..

Ku dhawaad 20 Sarakaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo tababarada waxaa uu uga furmay Dalka Tanzania. Tababarkan oo ay bixinayaan khuburo heer caalami ah oo ka socda dalalka Yurub iyo Hay’adda Socdaalka Aduunka IOM ayaa waxaa daahfuray Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee HSJ Cabdulahi Xaaji Bashiir. Tababarka ...

Read More »

Dowlada Kenya oo ka Hadashay Qarax lagu dilay Shaqaale Kenyan ah…….

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in saddex ka mid ah shaqaalaha waddooyinka Nadiifiya lagu dilay Qarax shalay ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera… Gudoomiye ku xigeenka Koofurta Mandheera  Paul Kemei, ayaa sheegay in shaqaalaha ay u socdeen goobtooda shaqada markii gaari ay wateen uu dul maray Miino waddada la geliyay.. Paul Kemei, waxaa uu sheegay in Ciidamada Booliska ay hawlgal sameeyeen kaddib ...

Read More »

Bam Gacmeed Lagu Turay Ciidamo Ka tirsan Dowlada Somaia Oo Lagu Dilay Wade Mooto Bajaaj Iyo Ragii Tuuray…..

Ninkii waday Mooto Bajaajta ayaa ku dhintay halka askariga oo saarnaa mootada qaybta dambe dhaawac uu soo gaaray, kadib markii qarax bam gacmeed lagu weeraray. Mootadan ayaa xilliga qaraxa lagu tuuraayay, waxa ay mareysay halka loo yaqaan Shaneemo Cabdi Waayeel oo ka tirsan Degmada Heliwaa, waxaana goobta ka baxsaday ninkii bambada tuuray. Saraakiisha ciidamada dowladda waxa ay inoo sheegeen goobtaasi ...

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomalia Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Al-Shabaab ah iyo Gaari ay Wateen.

Ciidamada xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay xarakada  Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig Ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho.. Sida ay qortay Wakaalada wararka SONNA Ciidamada Xoogga dalka qeybta 12-ka April ayaa ka hortagay weerar gaadmo ah oo illaa shan dagaalama ka tirsan Shabaab ku soo qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ...

Read More »

Wasiir Arimaha dibada Cawad oo ka hadlay walaaca Jabuuti ee xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa  ka hadlay walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan baaqii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Asmara ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Wasiir Cawad oo wareysiyo kala duwan siiyay qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dalaal walaalo iyo saaxib ah, isla markaana ...

Read More »