Home / DEEGAANKA

DEEGAANKA

DAAWO:Heestii Deeganadii Bokool Lagu amaaney fananada Fardowsa Jinaawkey Ee Bakool

Heestii Deeganadii Bokool Lagu amaaney fananada Fardowsa Jinaawkey Ee Bakool  

Read More »

Natiijooyinka Kalamada Tartanka Dagmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa maanta la ciyaaray kulamo ka tirsan tartanka degmooyinka ee Gobolka Banaadir, waxaana la soo gabagabeyay Guruup-ka D, ay kuwada jireyn degmooyinka kala ah Wadajir, Cabdicasiis, Xamar weyne iyo Heliwaa, waxaa iskaga haray degmooyinka kala ah Heliwaa iyo Cabdicasiis, xili ay soo baxeyn degmooyinka kala ah Wadajir iyo Xamar Weyne. Degmooyinka kala ah Wadajir iyo Heliwaa ayaa galabta kuwada dheelay ...

Read More »

Banaanbax ay Dhigeen Dadweyne Careysin Oo Ka Dhacay D/Bardaale Ee G/Baay Musharax Madax weyne KGS Shariif Xasan Hadhinto.

Banaanbax loogu soo horjeedo in dib loo soo doorto Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka shaley ka dhacay Degmada Bardaale ee Gobalka Baay. Dibadbaxaasi ka dhacay Degmada Bardaale oo aay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshadda Odayaasha dhaqanka ayaa waxa- aay ku dhawaaqeyeen Shariif Xasan Hadhinto  doono mayno. Shacabka ku dhaqan Degmada Bardaale oo ...

Read More »

Warmutiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Alif-Maayga Ee Ka Dhacay Magaaladda Borås Ee Dalaka Sweden

Waxaa warmutiyeedkii laga soo saaray shirkii Alif-Maayga ee ka dhacay magaaladda Borås ee Dalaka Sweden. Shirkaas oo la qabtay mudaddii u dhaxaysay 28-29 juuli 2018.  Shirkaas oo ay ka soo qeybgaleen in  ka badan 150  ka soo qeybgalayaal oo ka kala socday meelo badan oo ka mid ah dunida . Shirkaas oo ku dhammaaday guul ahaana shir taarikhi ah, kana ...

Read More »

Maamulka Gobalka Banaadir oo Munaasabad Marti Sharafeed ah u Sameeyey Wafdiga Dalka Eritrea ee Ku Sugan Caasimadda..

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda Hoose wafdiga dalka Eritrea ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas Mudane Cismaan Maxamed Saalax. Marti sharafkan oo ay goob jog ka ahaayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad ...

Read More »

TAARIIKH KOOBAN OO KU SAABSAN GOBOLKA BAKOOL IYO DAGMOOYINKEEDA.

GOBOLKA BAKOOL waxa uu ku yaalaa koonfur galbeed ee Somalia, dhanka qorax kaso baxa waxa kaxigo gobolka Hiiran, dhanka qorax u dhacna waxaa ka xigo gobolka Gedo, dhanka woqooyina wadanka Ethopia iyo ugu dambeyn dhinca koonfured gobolka Bay. Degmooyinka gobolka BAKOOL: Gobolka Bakool waxaa uu ka koobanyahay 5 degmo waxaa ayna kala yihin: 1- Huddur/xuddur: megaalo madaxda gobolka bakool 2- Ceelberde ...

Read More »