Home / Uncategorized

Uncategorized

Qasaaraha ka dhashay weerarradii kadhacay New Zealand oo kordhay

Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid oo ku yaalla Degmada Christchurch ee Dalka New Zealand. Ra’iisul wasaaraha Dalka New Zealand, Jacinda Ardern , ayaa saxaafadda u sheegtay in ay tallaabadani tahay mid Argagixiso oo si weyn loo soo qorsheeyay. Kooxda weerarka geysatay ...

Read More »

Hordhaca kulanka weyn Bayern vs Liverpool: Kooxdee caawo wareega 8-aad usoo gudbi doonto

Waqtiga Kulankan La Cayaarayo: 11:00 pm (Xiliga geeska Afrika) Goobta Lagu Cayaarayo: Fußball Arena München Tartanka: UEFA Champions League Wareega 16-aad Lugta 2-aad Garsoore: Daniele Orsato (ITA) Aqbaaraadka Cayaartooyda Labada Naadi: Kimmich iyo Müller ayaa kulankan ganaax ku seegayaan halka Robben iyo Toliso dhaawac ku maqan yihiin. Sidoo kale Coman shaki ayaa la galinaa inuu kulankan cayaari karo madaama 100% uusan ...

Read More »

Hordhaca Kulanka Everton Vs Liverpool Merseyside derby :Liverpool Oo Doonaysaa Guul Si Ay Dib Ugu Soo Laabtaan Hogaanka Horyaalka

kooxda Liverpool ayaa maanta waxa ay mari doonta tijaabo adag ka dib markii ay garoonka Guddison Park ay ku wajahayaan kooxda ay isku gobolka yihiin ee Everton Liverpool ayaa kulankan ciyaaraysa iyaga maskaxda ku hayaa in hogaanka horyaalka laga hayo iyagoo maanta kaliya ay ku qasban yihiin inay guul gaadhaan si ay ula wareegaan hogaanka horyaalka premier League. Hordhaca Kulanka ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Marka hore guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku shahiiday weerarkii kooxaha Argagxisada ay ku qaadeen goobo isugu jira ganacsi,meelo ay dadka isugu yimaadaan iyo guryo ay dad shacabka ah degan yihiin,wuxuuna  Caafimaad deg deg ah Alle ugu baryay dadkii ay dhaawacyadu soo gaareen. “Innaa lillaah wa innaa ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Golaha Wakiillada Horgeeyey Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa horgeeyey Golaha Xukuumadda Puntland ee cusub Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo ee kal-fadhiga 43-aad fadhigiisa 19-aad. Fadhiga 19-aad ee lagu ansixinayo Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed ...

Read More »

Halyeey Jamie Carragher Oo Ka Warramay Boos Ay Manchester United Ka Jilicsan Tahay Isla Markaana Ay Juventus Ka Bar-tilmaameedsan Doonto Kulanka Old Trafford.

Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher oo falanqeeye ka ahaa kulankii xalay dhex maray kooxaha Arsenal iyo Leicester City ayaa ka warramay boos ay ka liidato Manchester United isla markaana ay Juventus si gaar ah u calaamadsan doonto kulanka Old Trafford. Man United ayaa kulamadii ugu dambeeyay ku jirta xaalad aan wanaagsanayn isla markaana ay natiijooyin aan qurxoonayn kusoo heshay waxaana ...

Read More »

Itoobiya iyo ONLF oo wada-hadal uga furmay Asmara

Wada-hadallo nabadeed ayaa magaalada Asmara ee xarunta dalka  Eritrea uga furmay dowladda Itoobiya iyo jabhadda ONLF,iyadoo diirrada lugu saarayo qaababka uu noqon karo heshiis dhexmara labada dhinac, sida u xaqiijiyay wasiirka warfaafinta Itoobiya. Wafdiga isku dhafka ah ee dowladda Itoobiya ku matalaya wadahadalka  waxaa hoggaaminaya wasiirka Isgaarsiinta Axmed Shide, waxaa kalo ka mid ah madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Mustafe Cumar ...

Read More »

Dowlada Soomaliya Oo Ka Faa’idaysanaysa Sanduuqa $60 Bilyan ee Shiinuhu U Qoondeeyey Qaaradda Afrika

Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo kulmisay 53 qaran oo Afrikaan ah, Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika. Waddanka Shiinaha, oo ka duulaya xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo xiriirka Shiinaha iyo Afrika ayaa waxa uu ku dhawaaqay Sanduuq horumarineed oo $60 bilyan ah kaasi oo ugu talagalay Afrika. Sanduuqan oo loo qoondeeyey hindisayaasha ...

Read More »

Hooyada Dhashay Gudoomiyaha Baarlaamnka Oo KU Geeriyootay Baydhabo Aaska halkaas ka Dhacayo Iyo Raiizul Wazaare Kheyre Oo Gaaray Baydhabo

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada ayaa gaaray magaalada Baydabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida ana Wararka ku heleyno Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha la socda ayaa la sheegay in Baydhabo u tageen si ay uga qayb galaan aas magaaladaasi loogu sameenayo hooyada dhashay Gudoomiyaha Golaha Shaca ...

Read More »

Taliye Ku Xigeenkii Hore NISA Generaal Cabdalla Cabdalla Oo Laga Saaray Xubinimadii Hay’adda NISA

Qoraal lagu baahiyay bog Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ku leeyahay Twitterka ayaa lagu shaaciyay in Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’ada NISA Generaal Cabdalla Cabdalla Maxamed laga saaray xubanimadii Hay’adda NISA. Hay’adda NISA ayaa sheegtay in Taliye kuxigeenkii hore ee NISA uu dhawaan bixiyay Wareysi ka hor imaanaya Danaha Qaranka kuna eedeeyay hanaanka shaqo ee Hay’adda iyo Madaxda maamusha. ...

Read More »