Home / WARARKA DALKA (page 87)

WARARKA DALKA

Maamulka Jubbaland oo ka Hadlay Burburin loo geystey Xarun Shirkada Hormuud ay lahayd

Kulan ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland magaalada Kismaayo ayaa loogaga hadlay burburin lo geystey xaaladda  xarun ay Shirkadda Hurmuud ay ku lahayd deegaan ka mid ah Jubbaland. Kulankan ayaa golaha wasiirada Jubbaland waxa ay warbixin ugaga dhegeysteen guddi heer wasiiro ah ee loo xilsaarey inay soo baaraan dhibaatadii ka dhacdey deegaanada ku teedsan xudduuda  dalka Kenya. Kulankan oo uu ...

Read More »

Ciidamo Mareykan ah Soomaalina Ey Wehliyaan Oo Weeran Cir iyo Dhul ah Ku Qaaday Duleedka Dagmada Balcad Ee G/SH/Hoose.

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ciidamo wadajir ah oo ka kooban Kumaandoska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa weerar qorsheysan oo cir iyo dhul ah ku qaaday saldhigyo ay Xarakada Al-shabaab ku leeyihiin degaano degmada Balcad hoos taga. Howlgalkan oo bilowday duhurnimadii maanta ayaa lagu qaaday Saldhiga Al-shabaab ku leeyihiin tuulada Basra iyo degaano kale oo hoos taga ...

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo Kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Maxkamadda Degmada Hodan…

Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxkamadda Degmada Hodan isagoo u kuur galay howlaha shaqo ee ka socda Maxkamadda. Guddoomiyaha ayaa Warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Maxkamdda Degmada Hodan Garyqaan Axmed Cabdi Cali (Aabi)  iyo howl-wadenada. Sidoo kale Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi ayaa kormeeeray Diiwaanka guud ee ...

Read More »

Maydadka laba carruur oo laga Helay Xeebta Magaalada Boosaaso Iyo Xaalad Kac Sanaan ah oo laga Dareemayo.

Xeebta Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, ayaa lagu soo waramayaa in laga helay maydadka laba carruur ah oo horay badda u qaaday.. Carruurtaan ayaa lagu soo waramayaa in maalmo la waysanaa, islamarkaana eheladooda ay baadi goobayeen meesha ay ka baxeen carruurta. Burhaan Ismaaciil oo mid ka mid ah carruurta ay baddu liqday waalid u ah ayaa sheegay in ugu dambeyn ...

Read More »

Saraakiil Tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Tababar Uga Furmay Tanzania…..

Ku dhawaad 20 Sarakaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo tababarada waxaa uu uga furmay Dalka Tanzania. Tababarkan oo ay bixinayaan khuburo heer caalami ah oo ka socda dalalka Yurub iyo Hay’adda Socdaalka Aduunka IOM ayaa waxaa daahfuray Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee HSJ Cabdulahi Xaaji Bashiir. Tababarka ...

Read More »

Dowlada Kenya oo ka Hadashay Qarax lagu dilay Shaqaale Kenyan ah…….

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in saddex ka mid ah shaqaalaha waddooyinka Nadiifiya lagu dilay Qarax shalay ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera… Gudoomiye ku xigeenka Koofurta Mandheera  Paul Kemei, ayaa sheegay in shaqaalaha ay u socdeen goobtooda shaqada markii gaari ay wateen uu dul maray Miino waddada la geliyay.. Paul Kemei, waxaa uu sheegay in Ciidamada Booliska ay hawlgal sameeyeen kaddib ...

Read More »

Bam Gacmeed Lagu Turay Ciidamo Ka tirsan Dowlada Somaia Oo Lagu Dilay Wade Mooto Bajaaj Iyo Ragii Tuuray…..

Ninkii waday Mooto Bajaajta ayaa ku dhintay halka askariga oo saarnaa mootada qaybta dambe dhaawac uu soo gaaray, kadib markii qarax bam gacmeed lagu weeraray. Mootadan ayaa xilliga qaraxa lagu tuuraayay, waxa ay mareysay halka loo yaqaan Shaneemo Cabdi Waayeel oo ka tirsan Degmada Heliwaa, waxaana goobta ka baxsaday ninkii bambada tuuray. Saraakiisha ciidamada dowladda waxa ay inoo sheegeen goobtaasi ...

Read More »

Ciidamada Xoogga Dalka Soomalia Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Al-Shabaab ah iyo Gaari ay Wateen.

Ciidamada xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay xarakada  Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig Ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka Calamada ee duleedka Muqdisho.. Sida ay qortay Wakaalada wararka SONNA Ciidamada Xoogga dalka qeybta 12-ka April ayaa ka hortagay weerar gaadmo ah oo illaa shan dagaalama ka tirsan Shabaab ku soo qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ...

Read More »

Wasiir Arimaha dibada Cawad oo ka hadlay walaaca Jabuuti ee xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa  ka hadlay walaaca Jabuuti ka qabto xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, gaar ahaan baaqii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Asmara ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Wasiir Cawad oo wareysiyo kala duwan siiyay qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay tahay dalaal walaalo iyo saaxib ah, isla markaana ...

Read More »