Home / WARARKA DIBADA

WARARKA DIBADA

Dowladda New Zealand oo joojineysa hubka ciidamada oo ay isticmaalaan rayidka

Dowladda dalka New Zealand ayaa sheegtay in ay joojin doonto isticmaalka nuucyada hubka ee dadka rayidka ah, ka dib markii dalkaasi ay soo mareen xaaladdii ugu xumeyd ee lagu laayo 50-ruux oo ku jiray Masjid. R/Wasaaraha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo acinda Ardern ayaa sheegtay in la mamnuuci doono dhammaan nuucyada hubka u dhaca darandooriga e eku jira gacanta shirkadaha gaarka ...

Read More »

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay Hormarinta Wax soosaarka Beeraha

Wasiirka Beeraha iyo waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u tagay Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa halkaasi waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay masuuliyiin kala duwan oo uu ka mid ahaa Wasiirka dowladaha Hoose deeganka iyo beeraha ee dalka Qatar Cabdullahi bin Abdulaziz bin Turki. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay Dhowr qodob oo ay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle oo wadahadallo ku yeesahy Villa Soomaaliya (sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah ee u taagan ...

Read More »

Qasaaraha ka dhashay weerarradii kadhacay New Zealand oo kordhay

Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid oo ku yaalla Degmada Christchurch ee Dalka New Zealand. Ra’iisul wasaaraha Dalka New Zealand, Jacinda Ardern , ayaa saxaafadda u sheegtay in ay tallaabadani tahay mid Argagixiso oo si weyn loo soo qorsheeyay. Kooxda weerarka geysatay ...

Read More »

Fadeexad haysata dowlada Kenya kadib markii 10km oo darbi Silig ah lagu dhisay 34 Malyan oo dollar

Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa su’aal ka keenay sida ay suurtogal ku tahay in ay ku baxdo 35Malyan oo dollar darbi ka samaysan silig oo dhererkiisu gaarayo 10km kaasoo laga dhistey xadka Soomaaliya iyo Ethiopia. Dowlada Kenya ayaa markii hore ballanqaaday in ay ka dhiseyso darbi dhagax ah xadka ay wadaagaan dalka Soomaaliya dhererkiisuna uu gaarayo 700km (435 miles). Hase yeeshee ...

Read More »

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

Ugu Yrn 115-ruux ayaa ku dhimatay Mozambique, Malawi iyo  Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika. Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay dhibaatooyinka ay sababeen fatahaadahaasi, waxayna ku baaqeen in lagu dhaqaaqo gurmad Bini’aadanimo oo lagu badbaadiyo Dadkaasi. Ugu yaraan 66 Qof ayaa ...

Read More »

Madaxweynaha Faransiiska oo Booqasho 4 Maalmood ah uga Bilaabatay Qaarada Afrika

Madaxweynaha  Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqasho uu ku marayo dalal ku yaal qaarada Afrika waxa uu ka bilaabay dalka Jabuuti oo xiriir qoto dheer ah ay wadaagaan. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti, waxaana kadib loo galbiyay Qasriga madaxtooyada. Faransiiska iyo Jabuuti waxaa ka dhexeeya xiriir fog, iyaga oo wadaaga iskaashi dhinaca milatariga ah, waana ...

Read More »

Sucuudiga oo Haweenay U Magacaabay Danjirehiisa Maraykanka…

Sucuudiga ayaa sheegay in Amiiradda Riima Bint Bandar ay noqon doonto danjirahiisa cusub ee dalka Maraykanka, taas oo aha haweenaydii ugu horraysay ee boqortooyadu xil danjirenimo u magacawdo. Magacaabideeda waxa lagu shaaciyey digreeto boqortooyo oo soo baxday Sabtidii. Amiirad Riima waxay qayb ka mid ah caruurnimadeedii ku qaadatay Washington oo ay ku kortay. Waxay xilkan qabanaysaa xilli adag oo Sucuudigu ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabbilay Safiirrada Sweden iyo Norway ee Soomaaliya+ Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya,mudane, Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay danjirayaasha Waddamada, Sweden iyo Norway u jooga Soomaaliya, Von Uexkull Andreas iyo Rognlie Elin Bergith. Ra’iisul Wasaare, Xasan Cali Khayre ayaa Safiirrada kala haday xoojinta xariirka soo jireenka ah ee kala dhexeeya Soomaaliya, in Dowladaha Sweden iyo Norway ay ka caawiyaan dedaallada cafinta deymaha, dhaqaalaha iyo shaqo abuurka. ...

Read More »

Madaxweyne Trump”Waa ceeb in la i weydiiyo xiriir in uu igala dhexeyo Ruushka”

Iyadoo ay sii xoogaysanayaan eedeymaha ku aadan in madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Jey Trump uu xiriir uu kala dhexeeyo hoggaamiyaha Ruushka Putin ayaa hadana madaxweyne Trump wuxuu si weyn uga soo horjeestay eedeymahaasi, oo uu ku tilmaamay abeen abuur. Madaxweynaha Mareykanka oo warbaahinta kula hadlayay bannaanka Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay ...

Read More »