Home / WARARKA DIBADA (page 4)

WARARKA DIBADA

Doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka: Hodan Xasan oo u tartamaysa aqalka wakiillada ee Minnesota

6da bishan Nofeembar waxaa la filayaa iney dhacdo doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka, waxaana murashaxiinta ka mid ah siyaasiyiin ka soo jeeda Soomaaliya. BBC-da ayaa wareysatay Hodan Xasan oo u tartamaysa mid ka mid ah kuraasta aqalka wakiillada ee gobolka Minnesota. Hodan oo ka tirsan xisbiga Dimuqraaddiga ayaa u sharraxan kursiga degmada uu lambarkeedu yahay 62A, waana mid ka mid ...

Read More »

Masar iyo Falastiin Oo Ka Wada Hadlaya Xaaladda Gobolka…

Madaxweynaha Dalka Masar, Cabdul-Fattah al-Sisi iyo dhiggiisa Falastiin, Mahamoud Abbas ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan Berrito Magaalada Sharm El Sheikh ee Dalka Masar, iyagoo ka wada hadli doona xaaladda Gobolka Bariga dhexe iyo horumarradii laga gaaray xaaladda Falastiin. Labadan Nin ayaa qorsheynaya in ay ku kulmaan munaasabadda xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo ka dhici doonta Magaala Xeebeedka loo tamashalaha ...

Read More »

Meaza Ashanafi oo loo magacaabay guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Itoobiya

Haweeneydii ugu horeysay ayaa loo magacaabay inay noqoto Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Itoobiya iyadoo maanta lagu hordhaariyay  Baarlamaanka Ethiopia. Ms Meaza Ashanafi ayaa waxaa dhowaan u  magacaabay inay noqoto guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Itoobiya ra’iisul wasaaraha Itoobiya. Abiy Ahmed oo muddo toddobo bilood ah haya xilka ra’isul wasaaraha dalkiisa ayaa golihiisa wasiirada waxaa xubin ka ah toban dumar ...

Read More »

Angela Merkel Oo Xilka ka Degeysa, maxey tahay sababta..

Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel ayaa galabta ku dhawaaqday in ay ka degi doonto xilka marka la gaaro sannadka 2021, kaddib marki uu xisbigeeda ku guuldarreystay doorashooyinka gobollada ee dalka Jarmalka. Hadalkaan ayay Angela Merkel ka sheegtay shir jaraa’id oo ay maanta qabatay, iyada oo sidoo kale xaqiijisay in aysan isu soo taagi doonin xilka gudoomiyaha xisbigeeda oo ay hogaaminaysay tan ...

Read More »

Haweeneydii u Horeysay Oo Madaxweyne ka Noqotay Dalka Itoobiya

Haweeney ayaa markii u horeysay Madaxweyne ka noqotay dalka Itoobiya, kaddib markii uu is casilay Madaxweynihii dalka Itoobiya Mulatu Tashome. Fadhi ay yeesheen Labada Gole ee dalka Itoobiya ayaa Sahlework Zewdie loogu doortay inay noqoto Madaxweyne. Sahlework Zewdie waa 68 jir, muddo ka soo shaqeeynay Qaramada Midoobey, waxay markii u dambeeyay aheyd Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan ...

Read More »

Sucuudiga oo Xaqiijiyay Geerida Khaashuqji….

Dowladda boqortooyada Sucuudiga ayaa xaqiijisay geerida saxafigii u dhashay dalkaasi ee la baadigoobayay. Wakaaladda wararka ee sucuudiga ayaa sheegtay in Jamaal Khaashuqji uu geeriyooday ka dib markii ay dagaalameen isaga iyo dad ku sugnaa gudaha qunsuliyedda Istanbul, dagaalka ayaa la sheegay inuu ka dhashay muran iyo dhex maray saxafiga iyo dadka dilay. Sucuudiga ayaa sheegay in 18 qof loo xidhay ...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee Saxafiga Khashoggi oo lagu waayay magaalada Istanbul

Saxafiga u dhashay Boqortoyada Sacudi Carabiya  Jamal Khashoggi ayaa galay qunsuliyada uu Sucudigu ku leeyahay Istanbul 2dii bishan Oktoobar si  uu ugaga soo qaato dukuminti cadeynaya inay kala tageen xaaskiisii,hase yeeshee illaa iyo maalintaas ayaa la la’ yahay saxafigan. Ilo ku dhow dhow dowlada Turkiga ayaa u sheegay warbaahinta in dowlada Turkiga ay rumeysan tahay in saxafigan lagu dhex diley ...

Read More »

Gabartii ugu horeysay oo Somali-Belgium ah oo ku guuleysatay golaha Deegaanka ee magaalada Leuven

Sahra Maxamed Khalif oo 21 jir ah ayaa ku guuleystay xubin golaha deegaanka ee magaalada Leuven ee dalka Belgium ka dib markii ay heshay cod gaaraya 772. Sahra oo ka sharaxneyd xisbiga u janjeera garab bidix ee loo yaqaano Belgian Socialist Party (SPA) oo ka mid ah axsaabta ugu waaweyn dalka Belgiumka. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo ...

Read More »

Boqor Salmaan oo Madaxweyne Erdogan kala hadlay Kiiska Wariye Jamal Khashoggi

Boqorka dalka Sacuudiga  Boqor Salmaan Bin Abdulaziz ayaa khadka telfoonka kula xiriiray Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, waxa uuna kala hadlay xiisada ka dhalatay Wariyaha la la’yahay nolol iyo geeri ee Jamal Khashoggi. Wadahadalka khadka Telfoonka ku dhax maray Boqor Salmaan iyo Madaxweyne Ertdogan ayaa looga hadlay kiiska Wariyaha la tuhmayo in Sacuudiga dileen  iyo sidii looga gaashaaman lahaa in kiiskaasi ...

Read More »

Sacuudiga iyo Turkiga oo ka wada hadlaya arinta Wariye Khashoggi

Boqor Salmaanka Sucuudiga ayaa taleefoon kula hadlay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan si ay uga wada arrinsadaan baaritaan wada jir ah oo lagu sameeyo arrinta weriye caan ah oo u dhashay Sucuudiga oo la la’yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay. Weriyahaasi oo lagu magacaabi jiray Jamaal Khashoggi ayaa markii ugu dambeysay lagu arkay gudaha qunsuliyadda Sucuudigu ku leeyahay magaalada ...

Read More »