Home / WARARKA MAANTA

WARARKA MAANTA

Guddoomiye Mursal oo sheegay in Baarlamaanka ay horyaalaan Howlo badan Kalfadhigan Shanaad

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ugu horeyn kulanka furay ayaa sheegay in Golaha kalfadhigan shanaad ay horyaalaan howlo fara Badan oo ay mid yihiin sidii dalka loogu diyaarin lahaa hanaan doorasho qof iyo cod ah sidaas daraadeedna xildhibaanada golaha looga baahanyahay in ay ilaaliyaan waqtiga kulamada golaha si loogu guuleysto howlaha golaha horyaala. Intaasi ...

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa+Sawirro

Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ay ka qayb galayaan shirka 140-aad ee midowga Baarlamaannada Adduunka, kaas oo haatan si habsami leh uga socda magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Shirkan 140-aad ee Midowga Baarlamaannada Adduunka waxaa guddoominaya Guddoomiyha Golaha Shuurada ee ...

Read More »

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wareegtada kasoo baxday ayaa lagu magacabaay Taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo loo magacaabay  Yoosin Aadan Xasan halka taliye kuxigeena loo magacaabay Cabdulle Isaaq Ibraahim. Wareegtada ayaa sidoo kale lagu magacaabay Taliyaha howlgelinta Ciidanka Koonfur Galbeed oo loo magacaabay  Aadan ...

Read More »

Madaxwanaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay shirka wasiirrada oo ay ka qayb galeen Howl-wadeenno Ka Socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha “Sawirro”

Madaxweynaha dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada KGS oo ay ka qayb galeen khuburo iyo howl-wadeenno ka socda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Shirka ayaa looga hadlay qorsha daadejinta tubaha qaranka, waxa uuna madaxwaynaha Koonfur galbeed uga mahad-celiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre sida uu uga aqbalay codsigiisii ahaa in koonfur galbeed ...

Read More »

Wararkii ugu Dambeeyay Qarax Baabuur oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Isgoyska Taleex ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ah meel mashquul badan oo gaadiidka ay isaga kala gudbaan. Qaraxan ayaa ka dhashay gaari SURF ah oo la soo hoosgeliyay qaraxa nuuca dhejiska, sida ay Shabakadda Dhacdo.com u sheegeen saraakiil ammaanka qaabilsan. Gaariga qarxay ayaa waxaa ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo “Dalkiina ayaad nafta u hurteen, Waa idin garab taaganahay ”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowlada Federaalka ay diyaar u tahay sidii ay Ciidamada Qalabka sida u heli lahaayeen Xaquuqdooda iyo niyad dhiskooda isla markaana laga doonayo inay dhaqaaqaan oo Cadowga ay ugu tagaan meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan. “Dowlada waxay diyaar u tahay inay Xuquuqdiina idin siiso, Raashinkiina waad heleysaan, Mushaarkiina waad heleysaan, Niyad ...

Read More »

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya ku geeriyooday Weerarkii Muqdisho

Al Shabaab ayaa manta qaraxyo ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku weerareen xarunta Wasaarada Shaqada iyo Shalaalaha Xukuumada Soomaaliya oo kutaala agagaarka Isgooska Jubba gaar ahaan dhinaca Degmada Shangaani. Warar aan helnay ayaa sheegaya in weerarka lagu qaaday xarunta Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha dadka ku dhintay uu ku jiro Wasiir kuxigeenkii Wasaaradaasi Saqar Ibraahim Cabdalla oo sidoo kale ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Khadar oo ka qeybgalaya shir caalami ah oo ka socda dalka Belgium

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qayb galay shir looga hadlayo ka hor-tagga iyo la dagaallanka rabshadaha salka ku haya Xag-jirnimada. Shirka oo maanta furmay qorshuhuna yahay in uu soo xirmo berri oo Jimce ah ayaa si gaar ah looga hadlayaa sidii casharo looga baran lahaa hababka guulaystay ee ...

Read More »

Dowladda New Zealand oo joojineysa hubka ciidamada oo ay isticmaalaan rayidka

Dowladda dalka New Zealand ayaa sheegtay in ay joojin doonto isticmaalka nuucyada hubka ee dadka rayidka ah, ka dib markii dalkaasi ay soo mareen xaaladdii ugu xumeyd ee lagu laayo 50-ruux oo ku jiray Masjid. R/Wasaaraha dalkaasi haweeneyda lagu magacaabo acinda Ardern ayaa sheegtay in la mamnuuci doono dhammaan nuucyada hubka u dhaca darandooriga e eku jira gacanta shirkadaha gaarka ...

Read More »

Kulan looga Hadlayey Siddii loo Xoojin lahaa Howlaha Baarlamaanka Federaalka oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay siddii loo xoojin lahaa howlaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana labada aqal baarlamaanka ay ka hadleen howlaha horyaalla iyo siddii ay gacan u siin lahaayeen hay’adaha ka shaqeeya baarlamaanka iyo wadamada taageera. Guddoonada labada aqal iyo guddiga dib u eegista iyo la socodka iyo hirgelinta dastuurka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dheeraaday shuruucda , muhiimada baarlamaanka uu ...

Read More »