Home / WARARKA MAANTA (page 20)

WARARKA MAANTA

Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ka Dooday Hindise-Sharciyeedka La Dagaalanka Masuq-Maasuqa…

Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa ka doodista iyo su’aalo weydiin Hindise-sharciyeedka la dagaalanka musuq- maasuqa,waxaana goojoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Qaar ka mid ah senatarada oo aragtidooda ka dhiibtay hindise-Sharciyeedka la dagaalanka musuq-maasuqa ayaa sheegay in qodobada qaar ...

Read More »

Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Oo laqabanayo 19-Ka Bishan…

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Dowlad-gobooleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo markii hore lagu waday iney qabsoonto 5-ta bishan uu dib u dhac ku yimid, taasi oo guddigu ay sheegeen in laga dhigay 19-ka bishaan December. Guddiga ayaa arintaas ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee guddiga horyaala iyo sida ay muhiim ...

Read More »

Gudoomiye Tuulax oo kormeeray Xarumaha Degmooyinka Xamar Jajab, Xamar weyne & Waaberi (SAWIRRO)

Gudoomiye Ku xigeenka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa maanta kormeeray Xarumaha Saddex Degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir. Xarumaha uu kormeerka ku tagay Gudoomiye Tuulax, ayaa waxa ay kala yihiin Degmooyinka Xamar weyne, Xamar Jajab & Degmada Waaberi halkaasi oo uu ugu kuur galaayay qaabka shacabka Degmooyinkaasi loogu adeego iyo hanaanka ammaanka Degmooyinkaasi uu ...

Read More »

Doorashada K/Galbeed Oo Markii Afaraad Dib u Dhacday…

Shir jaraa’id oo Saxaafadda Magaalada Baydhabo ay ugu qabteen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxa ay ku shaaciyeen inay u dhacday Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa sheegay balanta doorashada qabsoomideeda inay aheyd 5-ta Bishan, suuragalna aysan noqon karin in doorashada ay waqtigaasi ku dhacdo. Waxa ay sheegeen sababo kala duwan oo keentay dib u dhaca Doorashada, waxaana ...

Read More »

Madaxweynihii hore ee Mareykanka George Bush kii (Koowaad) oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George Herbert Walker Bush oo gaaray da’da 94-sano jir  ayaa habeenimadii xalay ku dhintay dalkaasi,ka dib markii muddo sided bilood  ka hor ay sidoo kale dhimatay xaskiisii , Barbara Bush. George W Bush oo ah wiilka uu dhalay ayaa xaqiijiyay geerida aabihii oo sanadihii u dhexeeyay 1989 to 1993, soo qabtay xilka madaxtinimo ee dalka ...

Read More »

Al Shabaab oo weerar saf ballaaran ah ku qaaday Deegaanka Goofgaduud

Xoogaga Ururka Al Shabaab ayaa saakay weerar saf ballaaran ku qaaday deegaanka Goofgaduud, oo 26-KM dhinaca galbeed kaga toosan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Xoogaga Shabaab ayaa halkaasi dagaal qaraar kula galay Ciidamada Militariga Somaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo muddooyinkii ugu dambeysay deganaa Goofgaduud. Ilo wareedyo ayaa waxa ay sheegeen weerarkan oo ku bilawday qarax loo adeegsaday ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xil u Magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib….

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa lagu magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa hanti dhowraha Guud ee Maamulka Jubbaland u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib oo kamid ah Aqoonyahanada kasoo jeeda Deegaanada Jubbaland.

Read More »

Jubbaland oo sheegtay in lawada xalin khilaafkii ka dhaxeeyay Dawlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada.

Xirsi Jaamac Gaani Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka Aqalka Sare ay soo saareen, sidoo kale waxa uu sheegay inay taasi ka dhigneyn in la dhammeeyay khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada. “…Qeyb yar oo ka mid ah waxyaabaha ay isku khilaafsanyihiin Maamul goboleedyada dalka ka jira iyo dowladda dhexe ayaa la xaliyey waana ...

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Loo Gudbiyay Dacwad ka Dhan ah Mahad Cawad (Akhriso)

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad u gudbiyay Gudoomiyaha golaha Shacabka. Mahad Salaad ayaa dacwadiisa ku sheegay in Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Shacabka uu si ula kac ah u baal maray kulanka Xildhibaanada golaha Shacabka ku yeesheen 24-kii bishan xarunta golaha ...

Read More »

Aqalka Sare oo go’aan ka soo saaray Khilaafka dowladda & Maamul Goboledyada…

Guddigii aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah u xil saaray khilaafka dowladda federaalka ah iyo maamullada xubnaha ka ah ayaa soo saaray qoraal dheer oo inta badan ay xoogga ku saareen kaalinta hey’adaha dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada mid weliba uu leeyahay iyo sida ay muhiimka u tahay in la isku xushmeeyo adeegga cid weliba qaranka u heyso. Guddiga ...

Read More »